Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada New Dalhi ee dalka India kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka India Narendra Modi.
Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen siddii labbada dal Soomaaliya iyo Hindiya isaga kaashan lahaayeen dhinacyada arrimaha bulshada khaasatan Caafimaadka iyo...
Iyadoo Beryahan ay Xubno ka Tirsan Gudiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed Socdaalo ku Kala Bixinayeen Caalamka Daafihiisa Si ay Kulamo ula Yeesheeshaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Debeddiisa Ayaa Gud. Garabka Haweenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Mawro Nastexo Cilmi Weheliye oo Booqasho iyo Hawlo Xisbiga ah Halkaa...
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Domain-kii Internetka loo isticmaali jirey Internetka ee Soomaaliya muddo sodan cisho ah lagu bedelo Domain madax banaan.
Arrintan ayaa jawaab ah ah go’aam ay xukuumadda soomaaliya soo saartay in shirkadaha Isgaadhsiinta Soomaaliya isticmaalaan Domain-ka “SO” oo astaanka Soomaaliya ka muuqato.
Haseyeeshee wasiirka isgaadhsiinta iyo Tiknooliga Somaliland...
Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Saadaq Cabdullaahi Cabdi.
Wafdigan waxaa caasimadda Hirshabeelle ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana booqashada Wasiirka lagu sheegay inay tahay qiimeynta baahida guud ee dib...
Guddoomiyaha Barlamaanka maamulka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa codsaday in gacan laga siiyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, madaama ayuu yiri bilihii ugu danbeeyay Al-shabaab weerarro culus ka geysanayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Guddoomiye Barre ayaa intaa ku darray in ay hadda adag tahay isku socodka waddada...
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in 250,000 oo qof ay ku barakaceen iskahorimaadyadii ka dhacay Bilihii lasoo dhaafay xudduudaha Oromiya iyo dawlad degaanka Soomaalida.
Isagoo ka hadlayay Hay’adda Warbaahinta ee Itoobiya leedahay, Mitiku Kassa, guddoomiyaha guddiga Maareynta Khatarta masiibooyinka Qaran ee Itoobiya, ayaa sheegay in barokacayaashu ay awoodaan in ay soo...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maal-mahaan wadatashiyo ku aadan sidii loo abbuuri lahaa wacyi-galin guud oo ku aadan suura galnimada u diyaar garowga qabashada geedi socodka qof Iyo Cod(one Man- One Vote) 2020ka,ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota kullankoodii 2-aad kula yeeshay hoolka Hadhwanaag ee ku yaala magaalada Minneapolis...
Warka ku saabsan kulanka labada hogaamiye ee Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo ah mid hadal heyn weyn ka dhalisay dunida inteeda kale, ayaa waxaa soo baxaya in Mareykanku sharuud ku xirayo qabsoomida wada hadalladaas.
Madaxwayna ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa sheegay in go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Gamboole oo qiyaastii 50KM dhanka Galbeed ka xiga magaalada Jowhar.
Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegy in ciidamada saakay gudaha u galay deegaankaas, kaddib markii ay isaga baxeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Ma jirin wax...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkadda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World.
Wasiirka Arrimaha dibedda ayaa sheegay inaanu jirin...

















