Thursday, August 27, 2026
Dowladda Libya ayaa amartay xarigga 205 qof oo u isugu jira dad u dhashay dalkaasi iyo ajaanib looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen shabakad dadka u tahriibisa Yurub. Eedeymaha loo haysto dadkan ayaa isugu jira Tanriibinta dadka, Jirdil, Dil iyo Kufsi. Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Libya ayaa sheegay in...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa arin sharci darro ah ku tilmaamay go’aankii guddiga joogtada ee baarlamaanka uu ku laaley mooshinkii laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari. Qodobada xildhibaanadan ay ku eedeeyeen Guddoomiye (Jawaari) waxaa ka mid ah xil gudasho la’aan, ku xad...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu sharci yahay mooshinka laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Prof Jawaari, sidaana uu ku dhaqan galay. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mooshinkii laga...
Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw oo maanta ah soo gaaray qeybtii saddexaad maxaabiis laga keenay dalka, kuwaa oo soo deyntooda dadaal dheeraad ah u ku bixisay dowladda Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa tiradooda waxaa ay gaareysaa illaa 14 dhalinyaro ah oo doortay in dalka dib ugu soo laabtaan iyadoo tiro kale oo...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa ka qeybgalay munaasabad ay heshiis kula saxiixanayeen maamulka gobolka Banaadir, sidoo kale waxaa munaasabada ka qeybgalay guddoomiyaha gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yarisoow. Heshiiskan ayaa dhigaya in maamulka gobolka Benaadir lagu wareejiyo gacan ku heynta iskuulka 15ka May ee magaalada Muqdisho oo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka Bakool, gaar ahaan deegaanka Dudumaale oo 30-KM u jira degmada Xudur. Dagaalkan oo ay qaadeen ciidamada dowladda ayaa waxaa ay ku beegsadeen fariisin Al-shabaab ay isku uruursanayeen, halkaasi labada dhinac...
                          Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka. Xildhibaanada oo soo saaray warqad qoraal ah oo ay warbaahinta u Akhriyeen ayaa ujeedka Mooshinkooda waxaa ay ku sheegeen mid kalsoonida lagala noqonayo guddoomiye Jawaari. Sida ku...
Mudanayaasha golaha Aqalka sare ee Soomaliya ayaa lagu wadaa in fadhigooda ay maanta uga doodaan xeerkii maalin ka hor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa in dalka laga mamnuucay Shirkadda DP World. Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay dhammaan heshiisyadii ay shirkadda DP World ka sameysay...
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Qodob ku aadan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid December 30, 2017. Dooda Kulankan oo soctay mudo Saacado ah ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi Qeybdiid...
Kaddib markii dhawaannahay ay jireen warar sheegayay in qaar ka mid ah gacansato iyo milkiilayaasha Garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubadda ay qaateen Amaro ay dul dhigeen Al-shabaab ayeey maanta Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya digniin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho. Afhayeenka...