Thursday, November 5, 2026
Guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay, ayaa sheegay in siddeed ruux ay ku Geeriyoodeen, 15 ruux oo kalena ay ku Dhawaacmeen dagaal laba beelood oo wadda degga degmadda Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag. Sidoo kale, waxa uu sheegay in gurmadkii loogu jiray joojinta dagaalkaasi uu ku dhintay sarkaal ka tirsan...
Shir ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay Muqdisho, ayaa Waxaa lagu dhex-xulay guddi ka kooban Toddoba siyaasi oo ka shaqeeyna sidii Dib loogu dhigi lahaa Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada...
-Maanta ayaa waxay ku beegan tahay 1da bisha barakeysan ee Carrafo oo ah bisha waajibka xajka la guto. Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay Muslimiin badan ku nool yihiin waxaa jira diyaar garow arinkaa muhiimka ah loogu jiro. Meelo badan oo Soomaaliya ah iyo qeybo kale oo ka tirsan mandaqada...
Madaxa Hay’adda CRD, ahna Murashax ka mid ah murshaxiinta isku soo tagay xilka madaxnimo ee Somalia doorashada dhacaysa sannadkan, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Somalia ka jirta xilligaan. Jabriil Cabdulle oo Wareysi siinayay Radio SBS ee Australia laatiisa Afka Soomaaliga ayaa xusay inay ahayd in afar...
-Hayada QM u qaabilsan arimaha qaxootiga ee UNHCR iyo dawlad goboleedka Jubaland ayaa heshiis ku meel gaar ah ka gaaray soo celinta qaxootiga Soomaalida ah ee kunool xerayaha Dhadhaab. Heshiiskaa ayaa labada darafi ay ku kala saxiixdeen maagaalada Kismaayo ee Jubaland Soomaaliya shalay galinkii dambe. Labada dhinac ayaa ku heshiiyay...
Kadib markii guddiga ganacsatada xaafada Islii ee Nairobi ay ku dhawaaqeen shaqo joojin muddo 3 maalmood ah ayaa maanta ay tahay maalintii 3aad ee dukaamadu xiran yihiin. Shabakada wararka ee Hiiraan Online oo arinkaa u kuur gashay lana xiriirtay masuuliyiin badan oo ka mid ah xoogsatada iyo muruqmaalka suuqa Islii...
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa liiska xubnaha argagixisada ah ee sida gaarka ah loo beegsanayo ku dartay Sheekh C/qaadir Muumin oo dhawaan ku biiray kooxda Daacish, kana dagaallanta Soomaaliya. Saraakiil u hadashay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in uu dhigayo amar uu soo saaray Madaxweyne Obama in...
Danjiraha Cusub ee Somalia ee Tanzania, Maxamed Xasan Cabdi iyo ku xigeenkiisa, ahna Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Tanzania, C/qaadir Maxamuud Yuusuf, ayaa dhawaan kulan ka qaatay madaxweynaha waddanka Tanzania, John Pombe Magufuli, wuxuuna ka guddoomay Warqadihii aqoonsiga danjirenimo. Madaxweynaha Dalka Tanzania iyo Danjiraha cusub ee Somalia ee dalkaas ayaa kulankooda...
Al-shabaab ayaa warbaahinta taageerta ka baahisay wareysi uu bixiyay ninkii fuliyay weerarkii is-miidamainta ahaa ee Hoteel SYL oo ku dhaw madaxtooyada lagu qaaday maalin ka hor, kaasoo sababay tiro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawacyo ah. Ruuxan fuyay weerarka ayaa lagu magacaabi jiray, Jaabir Cabdullaahi Diiriye, sidoo kalena waxaa...
Tababarkaan oo qabashadiisa ay iska kaashanayaan Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan iyo urur lagu magacaabo Sufis oo fadhigiisu yahay dalka Sweden, ayaa noqonaya mid sare loogu qaadayo aqoonta dhalinyarrada gobolka Hiiraan. Waxaa ka Qeyb-qaadanaya illaa 50 Dhallinyaro ah oo laga soo xulay degmooyinka gobolka HIiraan, kuwaa oo la filayo in marka...