Tuesday, September 8, 2026
Wakiilka QM ee Somalia Micheal Keating, ayaa shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay; isagoo Xusay in Beesha Caalamka xisbiyada siyaasada iyo bulhada rayidku aanay Aqbali doonin khilaaf Siyaasadeed oo sabab u noqda inay dib u dhacdo doorashada sannadkan. Danjire Keating oo la hadlayay BBC-da...
Baanka Dhexe ee Kenya (CBK)  ayaa gaashaanka u daruuray warar laisugu gudbinaayo baraha bulshadu ku wada xiriirto ee (social media) kuwaasoo sheegaya in xawaalada Dahabshiil liiska diiwaanka laga saaray oo dawlada Kenya ay ka saartay. Baanka Dhexe ee Kenya (CBK) ayaa bartiisa twitterka ku qeexay in Faafinta Rasmiga ah ee...
-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo faragaliyay mamnuucida diyaaradaha Kenya ee qaadka dawlada Soomaaliya ay ka mamnuucday dalkeeda. Afhayeenka dawlada Kenya, Eric Kiraithe ayaa sheegay in Madaxweyne Uhuru uu la xiriiray madaxwenaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud si uu xayiraada uga qaado jaadka si dalkiisa mar kale loo geeyo, waa sida...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Dr. C/salaan Hadliye Cumar, ayaa maanta kaga Guddoomay Xafiiskiisa Nuqullo ka mid ah; Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Safiirka Cusub ee Dowladda Jabuuti u Qaabilsan Soomaaliya, Aden Hassan Aden. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Safiirka cusub oo kulan wada yeeshay ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...
Safiirada Somalia u fadhida dalka Pakistan Khadijo Maxameed Al-makhtuumi, ayaa la Kulantay Wasiirrada Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Waddanka Pakistan, kuwaasoo ay kala hadashay arrimo fara badan oo muhiimad gaara ah u leh labada waddan. Danjire Khadija oo kulanka koowaad la qadatay Wasiirka Waxbarshada, Muhamad Baligh-u-Rehman ayaa waxyaabihii laba dhinac ay...
Diyaarad JAAD wadda oo ka timid Kenya ayaa ka degtay saakay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaddib markii shalay aysan ka dagin diyaaradaha jaadka, lana sheegay in Puntland ay uu ka Hir-galay go’aankii joojinta diyaaradaha Jaadka ee Dowladda Soomaaliya. Ganacsatada Jaadka, ayaa billaabay inay u dabaal-dagaan qaadka Gaalkacyo laga...
Mudaaharaadyo ka dhan ah amarka looga mamnuucay diyaaradaha qaadka Kenya geeya Soomaaliya inay qaad geeyaan Soomaaliya ilaa amar dambe ayaa ka dhacay Kenya gaar ahaan degmada Meru. Degmada Meru ayaa ah degmada qaadku kasoo go'o Kenya. Shalay galab ayaa waxaa mudaaharaadyo hareeyeen magaalada Maua ee degmadaasi Meru ayadoo beeraleyda iyo...
Markab hubeysan ayaa habeynkii Arbacada ku laayay kalluumeysato xeebta jaziirado kuyaala Soomaaliya. Ilaa labo kalluumeysato ah oo doonyo saarnaa ayaa halkaa ku dhintay 9 kalena waa dhaawacmeen kadib markii rasaas looga soo furay markabkaa shisheeye. Kalluumeysatadaa ayaa kasoo jeeda jaziiradaha Kudha iyo Madhawo iyo weliba mid u dhexeysa labadaa oo...
Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ayaa waxey ka mid tahay magaalooyinka waa weyn ee ay ku nool yihiin Soomaalida ku dhaqan wadankan Mareykanka, isla markaasna ay ku haystaan ganacsiyo kala duwan. Ka hor mudo 40 sanno ku dhow ayey dadkii ugu horeeyay oo Soomaaliyeed yimaadeen magaaladaan,iyagoona markii hore u yimid...
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ku baaqay in Afrika la maal galiyo asagoo sidoo kalena ku tilmaamay in Afrika ay tahay xarunta xigta ee koboca dhaqaalaha caalamka. War murtiyeed Isniintii ka soo baxay aqalka madaxtooyada ee Uganda ayaa Madaxweyne Museveni ku tilmaamay xaalada Afrika mid aad u wacan inkastoo...