Wednesday, September 9, 2026
Wasiirka waxbarashada dowlada Soomaaliya Dr Cabduqaadir Cabi Xaashi ayaa heshiis dhanka waxbarashada ah magaalada Qartum kula gaaray Drs Sumaya Abuu Kashwah oo ah Wasiirka Wazxbarashada ee dalka Sudan. Heshiiskaasi  ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta xiriirka  wada shaqeyneyd ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan iyadoo wasiirka waxbarashada Dowladda Soomaaliya uu sheegay in...
-Sida lagu daabacay saakay barta wararka ee mid ka mid ah wargeysyada Nairobi kasoo baxa, Guddoomiyaha  Meru oo ah deegaanka lagu beero qaadka Kenya ayaa sheegay in naftiisu halis ku jirto kadib markii diyaaradihii qaadka laga mamnuucay Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay jiraan dad doonaya inay khaarajiyaan maadaama uu aad uga hadlaayay...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada toddobaadyada soo socda ka billaabanaysa Soomaaliya. Wareegtadan ayaa quseysa sidii loo ilaalin lahaa hannaanka geedi socodka doorashooyinka, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Cusub iyo Doorashada Madaxweynaha. Sida ku xusan...
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar oo Maanta Dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne, ayaa kasoo hor-jeestay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh. Dhexe, isagoo dhinaca kale fariin u dirray DF iyo urur gobolleedka IGAD. Dhinaca kalena, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo soo hadal qaaday arrinta la xiriirta...
Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu Shir-guddoominayo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa waxaa ka qeybgalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Sharma’arke, RW xigeenka Maxamed Cumar Carte iyo madaxda maamul-goboleedyada...
Kooxo Hubeysan, ayaa Magaalada Caabud-waaq ee Gobolka Galguduud ku dilay laba nabaddoon oo lagu kala magacaabi jiray, Fanax Aadan iyo sidoo kale Maxamed Barre Diini, waxayna sidoo kalena dableydani dhaawaceen sagaal qof oo ay ku jiraan saddex dumar ah iyo laba naddoon oo kale. Goobjoogayaal ayaa sheegay in kooxdan hubeysan...
Qaad badan oo lasoo guray ayaa ku xayiran beeraha qaadka ee degmada Meru kadib markii dawlada Soomaaliya ay mamnuucday in Soomaaliya la keeno qaadka Kenya. Waxaa kaloo qaad badan oo lasoo guray shalay uu ku xayiran yahay garoonka Wilson Airport ee caasimada Nairobi iyo sidoo kale maqaasiino ladoonayay in laga...
Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii Kenya Soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada Meru uu sabab u ahaa. Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in gobernatooraha Meru, Peter Munya uu u adeegsanayo qaadka in uu ugu ololeeyo kala qeybsamida Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nairobi Kenya ayaa...
Kasoo qeyb galka kalfadhiyada baarlamaanka si loo guto matalaadda shacabka iyo kormeerka dawlada waa arrin caqabad ku ah dal walba.   Dalka Soomaaliya oo ay 25 sanno hannaan dowladeed uusan ka jirin, ka soo qayb-gal buuxa ee fadhiyada baarlamaanka waa arrin muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed.   Falanqeyn shabakadda warsom ay ku samaysay...
Muqdisho, ayaa Waxaa Maanta ka Furmay Kulankii ugu Dambeeyay ee Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Sanadkan ka dhacaya Soomaaliya, Waxaana furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan, ayaa waxaa ka qayb-galaya Mas'uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, Waxaa kaloo Goob-joogayaal ka ah wasiirro iyo xubno Beesha Caalamka ka...