Laamaha Ammaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa shaaciyay in ay u diyaargaroobeen sugidda amniga doorashooyinka dadbadan ee lagu soo xulayo mudaneyaasha kamid noqon doona baarlamanka dalka ee ka soconaya magaalada Kismaayo.
Afhayeenka laamaha amniga Jubaland Axmed Maxamuud Maxamed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada kala duwan ee...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho, waxayna ku soo beegmaysaa xilli maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka hor-istaageen in Warbaahintu ay shaqo u tagaan garoonka diyaaradaha Muqdisho muddo lixdan casho ah.
Guddi qaabilsan soo dhaweynta Sh. Shariif...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho, waxayna ku soo beegmaysaa xilli maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka hor-istaageen in Warbaahintu ay shaqo u tagaan garoonka diyaaradaha Muqdisho muddo lixdan casho ah.
Guddi qaabilsan soo dhaweynta Sh. Shariif...
Dadka u ololeeya xaquuqul insaanka ayaa cadaadis dawlada Kenya kusaaraya in baaritaan lagu sameeyo dilkii loo geystay 3 gabdhood oo Soomaali ahaa 11kii bishaan magaalada Mombasa.
Waxay dalbanayaan dadkaa u dhaqdhaqaaqa xaquuqul insaanka in baaritaan dhab ah oo madax bannaan lagu sameeyo dilkaa. Booliska ayaa toogasho ku dilay gabdhahaa kadib...
Dawlada dalka Ingiriiska oo shaqo abuur ka sameyneysa dalka Itoobiya si loo yareeyo qul-qulka dadka.
Dawlada Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Baanka Aduunka ayaa shaaca ka qaaday qorshe lagu abuurayo 100 kun oo shaqo dalka Itoobiya si loo yareeyo qulqulka qaxootiga imaanaya Yurub.
Labo goobood oo waaweyn oo warshado kuyaalaan ayaa laga dhisi doonaa dalkaa kuwaasoo ku kacaya $500m (£385m). Dalka Itoobiya ayaa dawladiisa dabadeed laga...
-Dad badan ayaa laga soo badbaadshay dooni shalay kula dagtay tahriibeyaal badda Mediterraneanka.
Dadkaa ayaa isugu jiray Masaari iyo dad kale oo kasoo jeeda dalalka kale ee Afrika. Waxaa sidoo kale doonida saarnaa tahriibeyaal reer Suuriya ah.
Ilaa hada lama oga in dad Soomaali ah ay kujireen dadkii saarnaa doonidaa ama...
Wasiirada Arimada Dibada ee Kenya Aamina Maxamed ayaa sheegtay in lala xiriirshay gabdho dhawaan booliska Kenya uu ku dilay Mombasa argagixiso ka jirta xeryaha Dhadhaab.
Si kastaba ha ahaatee, saddexdaa gandhood oo da' yar ahaa ayaa dhowr iyo toban maalmood ka hor waxaa boolisku ku dilay Mombasa kadib markii sida...
Dibadbax ballaaran oo looga horjeedo sheegashada dowladda Kenya ay sheeganayso qayb ka mid ah badweynta Somalia, laguna taageerayay dadaallada Dowladda Federaalka Somalia ee ku wajahan dacwadda badda ee ka socota Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Netherland ayaa ka dhacay maanta Muqdisho.
Banaanbaxa oo ay soo abaabushay maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa...
-Saddex dumar ah oo kale ayaa booliska Kenya uu maanta soo taagay maxkamad.
Saddexdaa gabdhood ayaa waxaa lala xiriirshay saddex kale oo boolisku dhawaan toogasho ku dilay kadib markii la sheegay in ay saldhig biliis weerareen ayna askar boolis ah dhaawaceen.
3da maanta lasoo qabtay ayaa waxaa ka horeeyay saddex kale...
ayaa sheegtay in carruur badan oo ku nool Soomaaliya ay la il daran yihiin macaluul iyo nafaqo darro.
Shalay ayaa waxaa QM ay sheegtay in ilaa 300 000 oo carruur Soomaaliyeed ah ay heyso macaluul ba'an.
Sidoo kale ayaa waxay QM sheegtay in ilaa kala bar dadka Soomaaliya aysan heysan raashin...

















