Ugu yaraan 4 qof ayaa toogashu lagu dilay gudaha gobolka Washington ee dalka Mareykanka.
Tiro kale oo dad ah oo inta ay dhan yihiin la ogeyn ilaa iminka ayaa dhaawac ah. Weerarkaa ayaa dhacay xalay fiidkii wuxuuna ka dhacay goob laga dukaameysto.
Booliska ayaa sheegay in falkaa qof geystay oo ay...
Doodii labaad ee dhanka Soomaaliya ee muranka badda ayaa shalay soo xirtay dhagaysigii dacwadaa oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ka socotay maxmada ICJ ee magaalada the Hague, Netherlands.
Kenya ayaa ku doodeysay inaysan maxkamadaasi ICJ aysan kiiskaa dhageysigiisa qaadi kareyn. Balse darafka Soomaaliya ayaa ku andacoonayay in maxkamadu ay...
-Maanta ayaa dhanka Soomaaliya wuxuu soo jeedinayaa doodiisa ugu dambeysa ee ku aaddan muranka badda ee ay dacwadiisa qaadeyso maxkamada ICJ, the Hague Netherlands.
Dooda ayaa socotay dhowr maalmood ayadoo soo bilaabatay maalintii Salaasada. Badda la isku hayo ayaa dhan 42,000km2. Go'aanka maxkamada ayaa noqon doona kama dambeys.
Hadii maxkamadu ay...
Shirkada Yahoo ayaa sheegtay in burcada internet-ka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo ciwaan, taas oo u muuqata in ay tahay xatooyadii ugu baaxad waynayd ee la shaaciyo marka laga hadlayo taariikhda xatooyada dhanka internet-ka.
Xatooyadaas, Waxaa ka mid ah Macluumaad badan oo shaqsiyaad...
Qeybo ka tirsan Jubaland ayaa waxaa saameeyay abaaro iyo biyo la'aan ba'an.
Abaaro iyo biyo la'aan ba'an ayaa haatan ka jira deegaano hoostaga Beledxaawo iyo Geedweyne, gobolka Gedo. Maamulka Juba ayaa arinkaa xaqiijiyay.
Biyo la'aanta ka jirta deegaanadaa ayaa sababay in dad badan iyo xoolahoodu ay u hayaamaan degaanada hoos taga...
Ergeyga Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo safar kujooga Canada ayaa shir kula qaatay jaalida Soomaalida ee Canada magaalada Ottawa.
Kulankaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno muhiim ah iyo siyaasiyiin uu ku jiray xildhibaanka jaaliyada Soomaaliya ugu jira aqalka baarlamaanka dalkaa, Mudane...
Naciima Cabdullahi oo ah Hooyo Somaliyeed ku nool magaalada Bristol ee wadanka UK ayaa warbaahinta wadanka Britain aad u hadal hayeen,iyadoo ay la soo darseen arin aad u yaab badan oo magaalada Bristol aan hore uga dhicin.
Naciimo iyo qoyskeeda waxay ku noolaayeen magaalada Bristol 12 sanno,iyagoo ka soo guuray wadanka...
Madaxweynihii hore ee Somalia, Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray Muqdisho, iyadoo Waddada gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga xiray taageerayaashiisa.
Dadweyne badan oo taageerayaashiisa ah ayaa lagu arkayay waddada isku xirta garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo isgoyska lambar afar ee Muqdisho, halkaasoo ay buuxiyeen, iyadoo waddada lagu xiray gaadiidka ciidanka...
Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jara’id ku qabtaay Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia iyo Kenya isku haystaan, Taasoo dacwadeedu ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ee Dalka Holland.
Sharma’arke ayaa sheegay in muranka badda dalalka...
Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada Doontii ku degtay Badda Mediterranean-ka ee Magaalada Rosetta ay 42 qof ay gaarayaan hadda.
Wakaaladda Wararka Masar, Doontaas Qallibantay waxay siday 600 boqol oo ruux, kuwaas oo la Tilmaamay inay u kala dhasheen Dalalka Suuriya, Masar iyo kuwo kale oo Afrikaan...
















