Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.
Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan.
Eed iyo...
Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.
Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan.
Eed iyo...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay maanta suuqa Cabdalla Shisheeye ee suuqa Bakaaraha, kaasoo lagu sameeyo dukumiintiyada iyo shahaadooyinka, isla markaana lagu iibiyo qalabka lasoo isitcmaalay.
Afhayeenka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane iyo Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga, Maxamed Axmed Diiriye oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay suuqa bakaaraha, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Maanta ku sheegay in Go’aan-ka-gaaarida Goobta lagu Qabanayo Doorashooyinka Xildhibaannada Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ay tahay mid Dowladda FS u taalla, Guddiga Doorashadda Dadbanna looga bahan yahay inay wada-tashi la yeeshaan Isimada ugu jira gobolladan odayaasha...
Al-shabaab ayaa kusoo bandhigtay muuqaal fiidiyow ah askari ka tirsan Ciidanka Uganda ee AMISOM, kaasoo ay Sannad ka hor ku Qabsadeen Weerar ay Sannadkii hore ku qaadeen saldhig ay ciidankan ku lahaayeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose.
Askarigaan oo magaciisa ku sheegay Massasa M.Y. ayaa muuqaalka lagu soo bandhigay...
30ka bisha 11aad ee sanadkaan ama Nofember ayaa ah taariikhda cusub ee loo meel dhigay doorashada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.
Guddiga doorashada dadban ee Soomaalia ayaa jadwal cusub u dajiyay maalin ka hor doorashada mar kale kadib dib u dhacyo laga baaqsan kari waayay. Bishaan 24ka ayaa dib u dhac...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda ay Sameyneyso Dadaal kasta oo lagu Xaqiijinayo in Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in Somalia ku xiran Magaalada Mumbai ee Gobolka Maharashtra uu kala hadlay Arrintooda Ra’iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra...
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif - oo ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan, ayaa ku Gacan-seyray Hadalkii Maalintii Shalay ka soo yeeray Guddiga hir-gelinta doorashada heer Federaal ee dalka oo go'aan ku gaaray in xildhibaanada Baarlamaanka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe lagu soo xulayo Muqdisho.
Ugaaska, ayaa sheegay in marar...
Koox hubeysan oo watay gaari ayaa maanta degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ku dhaawacay xeer-ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed (Mayoonge).
Dableyda ayaa weerarka ku dilay darawalkii xeer-ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidanka Qalabka Sida ee Somalia iyadoo Weerarkan uu ka dhacay meel ku...
Waxaa aad loo ammaanay sida wacan ee doorashada Soomaaliya loogaga diyaar garoobay magaalada Kismaayo, Jubaland, Soomaaliya.
Kismaayo ayaa ammaanku soo hagaagay muddooyinkii ugu dambeeyay ayadoo iminka ay magaaladaa kasocdaan hawlo badan oo dhanka horumarka iyo maalgashiga ah.
Guud ahaan waxaa murashaxiinta ka imaanaya Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubaland ay diyaar...

















