Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka tirsan Golaha Shacabka kana mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee sida weyn ugu dhaw...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa'id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo.
Waxaa uu sheegay in uu meesha ka baxay khilaafkii ka dhashay mooshinka sida uu hadalka u dhigay mar...
Kulankan oo ka dhacay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxaa uu u dhexeeyay wafdi uu horkacayay gudoomiyaha gobolka Gedo, oo ka koobnaa taliyaha nabadsugidda gobolkaasi, masuuliyiinta maamullada degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo Luuq iyo masuuliyiinta maamulka Mandheera oo uu horkacayay gudoomiyaha Mandheera.
Kulanka ayaa ka danbeeyay ayadoo mudooyinkii...
Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa maalintii shalay la wareegay AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ay ciidamadooda kala wareegeen kuwa dowladda federaalka ah Amaanka Xarunta Golaha Shacabka.
Afhayeenka howl-galka Lt Colonel Wilson Rono ayaa warar been abuur ku tilmaamay in ay la wareegeen...
Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Al-shabaab iyo weerar lagu qaadayo deegaannada ay uga sugan yihiin qeybaha kala duwan ee dalka.
Wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu noqonaya mid ka duwn yihiin hore.
‘’Howlgalkan wuxuu noqonayaa...
Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah 17 sano jir wax ka dhigta dugsiga sare oo ku yaala magaalada Jowhar ayaa ka cabanaya xil ay u magacaawday Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabeelle.
Wiilkan oo xiriir la soo saameeyay Idaacada Kulmiye ee fadhiggeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo magacaabey guddoomiye...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska ayaa xalay kormeer ku tagay Saldhigyada Booliska degmooyinka H/wadaag, Hodan iyo Dayniile, isagoo u kuur galayay sida ay u socoto howlaha sugida ciidamada.
Ciidamo gaar ah oo loo diyaariyay sugida amniga caasimadda oo isugu jira Boolis,...
Saraakiil ka tirsan ilaaladaxeebaha ee dalka Giriigga ugu yaraan 16 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan Lix caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay saarnaayeen ay ku qarqantay badda u dhaxeeysa Turkiga iyo Greek-gga.
Waxaa la aaminsanayahay in doonida ay saarnaayeen dad kor u dhaafaya labaatan qof...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u dhigay safar uu maanta ugu anbabixi lahaa dalka Qatar sida ay inoo sheegeen xubno siweyn ugu dhaw dhaw xafiiska madaxweynaha.
Saacadihii ugu danbeeyay xarunta madaxtooyada waxaa ka soconayay qaban-qaabada safarka madaxweynaha, hasse ahaatee markii danbe ayuu goostay in uu dib u...
Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta kulan ku yeeshey xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo guddiga joogtada baarlamaanka oo su’aalo laga weydiinayay sida ay ku buriyeen mooshinkii laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo mid...

















