Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yarisoow oo saakay dib u furay waddada hor-marta Xerada Gaadiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis ayaa sheegay inuu qorshuhu yahay in dib loo furo dhammaan waddooyinka kale ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka Caasimadda.
Guddoomiye Yariisoow ayaa...
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ay sheegeen in beesha Caalamku ay faraha kala baxaan arrimaha u gaarka ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulanka oo ka mid ah kulamadii is dabo jooga ahaa ee ay yeelanayeen Xildhibaanada Mooshinka wado oo dhacay Muqdisho ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda uga qeyb galay Kulanka gaarka ah ee 18aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika oo lagaga arrinsanayay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika “African Continental Free Trade Area” si loo unko...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ganacsada, arrintaas oo qayb ka ah qorshaha uu wax ooga qabanayo laqabatinka baaxadda leh ee dadka maraykanku ay ku adeegsadaan xannuun baabi'iyaha.
Qorshahan ayuu hoosta ka xariiqay mar uu khudbad ka jeedinayay New Hampshire, gobolkaas oo...
Wali mey saldhiggan oo waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo horjeeda ee ku kala aragti duwan mooshinka laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Golihii Wasiirradda ugu badnaa ayaa mar kaliya ka soo dhax muuqday kulan maalintii shalay hotelka SYL...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culusoo fiidnimadii xalay ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab degmada Buurdhuubo ee gobolka.
Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kaddib markii xoogaga ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen mid ka mid ah fariisimaha ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmadaasi.
Xassan Maxamed Cali guddoomiyaha...
Weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday ka dib markii muddo ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta.
Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo weftiga madaxweynaha ka mid ahaa oo afka weftiga ku hadlayey ayaa sheegay inay booqashadii Imaaraadka ay kala kulmeen...
Gobolka Sanaag wararka ka imanaya ayaa sheegaya in heshiis buuxa laga gaaray colaad muddo dheer u dhaxeysa labo beellood.
Dhinacyada ayaa la sheegay in ay ku heshiiyeen qofkii lagu helo dambi ah in uu geystay dil aargoosi ah la dilo ama laga qaado qoyska uu danbiilaha ka soo jeedo laga...
Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.
Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxaa uu sheegay in natiijada doorashada uu u arko in ay tahay kalsooni la siiyay waxqabadkiisa.
Waxaa uu...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab khasaare xoogan geystay oo ka kacey guri ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaa oo sababay geerida Hooyo Soomaaliyeed iyo 5 carruur ah oo ay dhashay.
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobollka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa warbaahinta u...

















