Tuesday, August 25, 2026
Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku goodiday in ay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas. Dhaxal sugaha boqortooyada Maxamed Bin Salmaan ayaa warbaahinta Maraykanka laga leeyahay ee CBS News u sheegay in dalkiisu uusan rabin in uu samaysto Nukliyeer. "Balse shaki kuma jiro...
Rwanda ayaa ka mamnuucday Maasjida caasimada Kigali codbaahiyaha xiliga Salaada guud ahaan Maasjida caasimada, iyaga oo arintaan ku micneeyay in ay dhibaato ku tahay dadka deegaanka. Dowladda ayaa sheegtay in Aadaanka Shanta Jeer ee Salaada ay dhibaato ku tahay dadka deegaanka Nyarugenge oo ay ku yaala Masaajida ugu waaweyn ee...
Dowladda Qatar ayaa khamiistii warqad cabasho ah u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taa oo ay uga cabanayeen in dalka isu tagga imaaraadka Carabta uu ku xad gudbay hawadooda. Wakiilka joogtada ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Qatar Caaliya Axmed Bin Sayf Al-taani ayaa sheegay in diyaarad military...
Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka Reuters dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ay tababar siiso ciidamada Somaliland, arintan oo qeyb ka ah sida uu sheegay madaxweyne Muuse Biixi heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa isaga oo ku sugan magalada Abu Dhabi...
Warar ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxo aan la garaneynin Bamgacmeed ku weerareen ciidamo ka tirsanaa ilaalada Dekedda. Inta la xaqiijiyay Hal Askari iyo qof shacab ah ayaa geeryooday weerarka Bambaanno, waxaa kaloo dhaawac uu soo gaaray Saddex qof shacab ah. Marka laga soo tago weerarka...
Xildhibaannada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in shirkadda DP World aysan dalka Soomaaliya ka howlgali karin. Waxaa ogolaaday xeerka 28 ka mid ah xildhibaanada Golaha Aqalka Sare 6 ka mid ah xubanaha Aqalka Sare ayaa diiday halka 2 Mudane...
Golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa oo uu shir gudoomiyaha madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa diiradda lagu saaray arimo kala duwan oo ay kamid yihiin biyo la'aanta ka jirta qeybo ka tirsan gobolka J/hoose, hannaanka mideynta canshuuraha iyo  muranka la xiriira dhulalka...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kulan kula yeeshay magaalada Abu Dhabi ra’iisul wasaare ku-xigeenka Imaaraadka Carabta ahna Wasiirka Madaxtooyada Sheekh Mansoor Bin Zayed. Labada masuul ayaa kulankooda waxaa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Maamulka Somaliland, xilli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii...
Iyadoo aad moodo in uu cirka isku sii shareeray khilaafka ka dhashay Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari, ayaa waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Xukuumadda Soomaaliya oo la xiriira kala qeybsanaanta baarlamaanka. Xildhibaan Maxamed Abuukaate oo ka tirsan xildibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in dhamaan golaha Wasiiradda...
Waa kulankii labaad ee xildhibaannada Aqalka sare Kalfadhigoodii saddexaad, waxaana jooga oo fadhiya  kooromkii loogu tala-galay. Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa halkoodii ka sii wadaya doodda la xiriirta go'aanka laga qaadanayo Shirkadda DP World oo maalintii shalay ay isku fahmi waayeen mudanayaasha . Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalin ka...