Tuesday, August 25, 2026
Kulan maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ay ku yeelanayaan xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay guddi u saaraan kiiska weerarkii lagu qaaday horaantii sanadkan Guriga Sanator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid Guddigaan ayaa soo baari doono weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, iyadoo fadhigii kan...
                      Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaw ka dhacay nawaaxiga hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho. Warar hor dhac ah oo soo gaaraya Shabakadda Warbaahinta Warsom ayaa sheegay in qaraxa lagu bartilmaameedsaday goob dad badan ku shaahayeen, waxaana jira khasare baaxad leh oo ka dhashay qaraxan. Ugu...
Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay “khalad samaysay” taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook. Shirkadda Cambridge Analytica ayaa lagu eedeeyay in ay si aan munaasab ahayn u adeegsatay xogta macaamiishaas iyaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda, kana wakiil ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka...
Todabaadkaan ayaa magaalada Aukland ee Dalka New Zealand waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfuray masjidkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool magaaladaan. Masjidkan Cusub oo ku yaala xaafada Mount-Roskill ayaa lagu magacaabay New Zealand Islamic Cultural Trust Community Center. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay...
  Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in hogaamiyayaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab isku dhiibeen ciidamada dowladda ee ka dagaaalama gobolka. Horjoogayaashan oo ka soo goostay xogagga Al-shabaab ee gobollada Baay iyo in ay iskaga baxeen Al-shabab islamarkaana hadda wixii ka dambeeya ay ku biireen dowladda Soomaali lana dagaalami...
 Askarigii Soomaaliga American ka ahaa Maxamed Nuur oo Talaadadii dhawayd lagu xiray gobolka Minnesota dagmada Hennapin ayaa shalay oo Arbaco aheed fiidnimadii ka soo baxay xabsiga, kadib markii la gu damiiintay hanti dhan $400,000. Maxamed Nuur oo uu garab socday qareenka u doodaya ayaa ka soo baxay albaabka xabsiga iyadoo...
Shirka Wasiirada Bariga Afrika dalalka Urur Goboledka IGAD ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirka ayaa looga hadli doonaan xaaladda Hal Milyan oo Qaxooti ah oo ku nool geeska Africa, dib u eegsita qorshaha horumarinta Barakacayaasha, iyo arrimo kale. “Kulanka...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa fariin u diray xildhibaannada fasaxa ku maqan ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhawaan la filayo in cod la galiyo mooshinka ka dhanka ah Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Cabdiwali Muudeey ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in uu yahay ku-simaha guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Barkat Gourad Hamadou oo maalintii shalay ku geeriyoodey dalka Faransiiska. Barkt ayaa dalkaasi Jabuuti ra'iisal wasaare ka so onoqday intii u dhaxeysa 1978 – 2001dii, waxaana uu noqonaya ra'iisal wasaarihii...