Ra'iisul Wasaaraha Wadanka Ciraaq Haider Al Abadi, ayaa shaaciyay inuu billowday Duullaanka ka dhanka ah Kooxda ISIS/DAACISH, kaasoo qorhuhu yahay in looga saaro Magaalada labaad ee ugu weyn waddankas ee Mosul.
Haider Al Abadi oo Duullaanka Saqdii dhexe ee xalay ka sheegay telefishinka Qaranka dalkiisa, wuxuuna xusay in la gaaray...
Maamulka Baardheere ayaa amar ku bixiyay in xaasaska Al-Shabaab ay ka baxaan magaaladaa.
Maamulk magaaladaa ayaa sidoo kalena sheegay in loo baahan yahay in taageereyaasha kooxda Al-Shabaab ay iskood uga baxaan magaalada. Wuxuu maamulku sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi ay magaaladaa uga baxaan si iskood ah muddo 7...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo ka jawaabayay hadalkii beesha calaamka ee ahaa inaan liiska xubnaha Aqalka Sare lagu soo darin shaqsiyaad taariikh ku leh colaado iyo dambiyo, ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aysan xaq u laayn inay yiraahdaan liiska ha laga saaro Muwaadin Soomaaliyeed oo lasoo...
Shugraan Xuseen Guure oo ah Xildhibaanad laga soo doorto Deegaanka Gaarisa ee Gobolka Waqooyi-bari - Kenya ayaa kulan aad u balaaran oo lagu taageerayo waxqabadeedii iyo doorashaeeeda lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Xubnaha Jaaliyadda Gobolka Waqooyi-bari dalka Kenya ayaa iyagu kala yimi gobolo kala duwan ,waxayna aad u...
Qaramada Midoobay, Ururka Goboleedka IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Boqortooyada Britain, Sweden iyo Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno taariikhda ku leh colaado, falal-dembiyeedyo iyo argagixisnimo lagu soo daro Liisaska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka - ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah madaxda...
Dagaaladii dhawaan ku dhexmaraayay Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada magaaladaa.
Iskoolo badan iyo goobo ganacsi oo badan ayaa xiran wali ayadoo wali arday badan iskoolada aysan xaadirin. Macalimiinta iyo maamulada macaahiida waxbarasho ayaa wali cabsi ka qaba in dhibaatooyin kale ay dhacaan.
Dad badan...
Waxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.
Khudbadaha Musharraxiintu ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka xubno uu ku sheegay inay ka mid ahaayeen Hoggaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya.
Danjire Keating oo mid ka mid ah ayaa si gaar ah Maamulka Galmudug uga...
Haweeneydii Labaad ee loo doortay inay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cusub ee Somalia, ayaa noqotay Jawaahir Axmed Cilmi, kaddib markii ay kaga adkaatay Doorashada xubnaha Aqalka Sare oo ka dhacday Cadaado oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Musharraxii la Tartamayay.
Doorashada oo maalintii labaad maanta ka dhacday degmada...
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Cali Maxamed Nuux timajilic ayaa si caro leh u cambaareeyey xarigga wargeyska xog ogaal iyo agaasimihii wargeyska Cabdi Aadan Guuleed oo ciidamada Nabadsugidu xarig u geysteen iyadoon sharciyad maxkamadeed loo haysan.
Gudoomiyaha ayaa ugu baaqey ciidamada nabadsugidu in ay si deg deg ah ugu soo...

















