Xildhibannada baarlamaanka cusub ee dowlad gobolleedka Hir-shabeelle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar wax ka badal ku sameeyay qaar ka mid ah qodobada ku jira dastuurka dowlad gobolleedka.
Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hir-shabeelle Cismaan Barre Max'ed ayaa warbaahinta u sheegay in xildhibaannad cod u qaadeen in wax ka badal lagu...
Dowladda Kenya ayaa sheegay in ciidammadooda jooga Jubbada hoose dilleen 140 dagaalyahan oo ka tirsanaa xoogagga Al-shabaab kaddib dagaal ka dhacay Jubbada hoose.
Saraakiisha Kenya ayaa sheegay in howlgalkan ay fuliyeen ciidamadooda qeybta ka ah AMISOM, kaddib dagaal labada dhinac dhaxmaray, sidda lagu qoray wargeyska The Star ee ka soo...
Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in muddo bil guddaheed ah lagu xirro safaarada Soomaaliya ee magaalada Sanca, sidda uu warbaahinta u sheegay qunsulka safaarada Cismaan Axmed Max'ed..
Wasaarrada arrimaha dibada Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay in sidda ugu dhaqsiyaha badan loo xirro safaarada Soomaaliya magaalada Sanca ee dalka...
Kumanaan qof oo Shacabka Marooko ah, ayaa dibad-baxyo ka dhigaya dhawr magaalo oo dalka ku yaalla, kaddib markii Gaari nooca xamuulka ahi uu jiidhay oo nin kalluunka iibiya oo doonayay in uu Kalluunka kala soo dego gaariga oo ay booliisku qabteen.
Muxsin Fikri wuxu ku dhintay magaalada Al-Xusayma eek u...
Ugu yaraan 18 qof oo ka mid ah shacabka wadanka Yemen ayaa lagu dilay duqeymo dhanka cirka ah oo laga fuliyay gobolka Taiz.
Diyaaraha xulufada Sacuudigu hor boodayo oo duqemymaha fuliyay ayaa bartilmaameedsaday xaafadao ku yaala degmada al-Salwa sida laga soo xigtay sarakiisha wadankaasi Yemen.
Degaankaa ayaa waxaa ku sugan falaagada...
Madaxweynaha wadanka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu wadaa in u maanta oo Isniin ah ay dalka Kenya uga bilaabato booqasho rasmi ah oo qaadaneysa 2 maalmood.
Booqashadaan uu madaxweynaha Tanzania ku imaanayo caasimada Kenya ee Nairobi ayaa la aaminsan yahay in ay sii xoojineyso xiriirka ka dhexeya labada dale...
Gobernatooraha Mandheera Cali Ibraahim Roba ayaa ka dhawaajiyay in weerarada ka dhaca degmada Mandheera ay carqaladeeyaan horumarka la doonayo in la gaarsiiyo degmadaa.
Mr Roba ayaa sido kale carabka ku dhuftay in falalka argagixisada ay saameeyeen howlaha socda oo ay ka mid tahay wadada marta bartamaha Mandhera ee dhan 25...
Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan ee dhawaan la soo magacaabay Cali Jeyte Cusmaan, ayaa markii ugu horeysay ballanqaaday ciidammada qalabka sidda ee ka howlgala gobolka bil walba mishaar heli doonaan.
Guddoomiyaha oo booqday saldhiga booliiska degmada iyo xabsiga ayaa sheegay in ka maamul ahaan ku dadaali doonaan tayeeynta ciidammada,,...
War-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo saartay Beesha Caalamka, sida; Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Ururka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Itoobiya, Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa lagu sheegeen inay ka walaacsan tahay beesha calaamka 'eedeymaha sii socda ee la xiriira Musuq-maasuqa ka dhex-jira nidaamka doorashada ee Somalia.
Beesha Calaamka ayaa qoraalkeeda ku...
Dhul-gariir xoog leh ayaa Gil-gilay Bartamaha Dalka Talyaaniga, gaar ahaan Deegaan aan ka fogeyn Gobolkii uu bishii Ogoosto ee sannadkan uu ku dhuftay dhul-gariir dilay ugu yaraan 300- qof.
Qiyaasta dhul-gariirkan cusub, ayaa lagu sheegay inuu ahaa 6.6 Rector oo ah qiyaasta lagu cabiro dhul-gariirrada, mana jiraan dhimasho uu sababay...

















