Dagaalyahannada fallaagada reer Suuriya iyo qoysaskooda ayaa billaabay in ay ka baxan saddex magaalo oo ku yaalla bariga Quuda, waxayna u qaxayaan gobolka Idlib oo ah halka ay ku xooganyihiin.
Daad gureynta dagaalamayaasha mucaaradka ayaa qeyb ka ah heshiis uu garwadeen ka yahay Ruushka oo lagu samata bixinayo mucaaradka.
Boqolaal qof...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wehliyaan ku-xigeenkiisa labaad Mahad Cawad Cabdalla iyo Xoghayaha Baarlamaanka iyo xildhibaanno ayaa kulan kula qaatay Xerada Xalane Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Fransico Madiera iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM.
Kulanka oo ahaa mid waqti badan qaatay ayeey...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay xiisada ka taagan degmada Beled-Xaawo iyo darbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xudduuda ayaa sheegay in arintaa go’aan siyaasadeed laga qaadanayo.
‘’Marka hore xudduuda wax la qaldi karo ma’aha, Soomaaliya iyo Kenya-na waxaa ay wadagaan xad dheer oo laga...
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in ay kulan la yeeshaan Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh C/raxmaan Mursal.
Kulankan ayaa diirada lagu saari doonaa arrinta la xiriira xiisada ka taagan magaalada Beled- Xaawo iyo sidii wax looga qaban lahaa.
Sidoo kale...
Xildhibaannada Aqalka sare ayaa kulankoodii maanta dood adag ka yeeshay xiisada ka taagan degmada Beled-Xaawo ee u dhaxeysa bulshada ku dhaqan degmada ciidamada Kenya.
Xildhibaannada Aqalka sare qaarkood ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dhibaato weyn ku heysto Shacabka ku nool degmada Baled-Xaawo, islamarkaana xukuumadda Soomaaliya aysan waxba ka qaban.
Waxaa...
Waxaa Todobaadkan magaalada Qaahira ee dalka Masar lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga dhaqannada Aradyda wax ka barata Dalkaasi oo ay Soomaalidana qayb ka tahay.
Arday ka kala socota dhowr iyo Labaatan dal oo Bandhiggaasi ka qayb gashay ayaa waxaa si weyn ugu dhex muuqatay Ardayda Soomaaliyeed oo halkaasi ku soo bandhigay...
Waxaa soo baxaya eedeymo culus oo shacabka ku dhaqan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo u jeedinayaan dowladda Kenya, kaddib xiisad ka dhalatay darnbi Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Qaar ka mid ah dadka deggan Beled Xaawo ayaa ku eedeynaya Kenya in ay dooneyso in ay la...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka kala tirsan labada Gole ee dowladda, isaga oo ka kala hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka, guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Madaxweynaha oo tan iyo markii uu khilaafkan soo ifbaxay aan si toos...
Waxaa sii xoogeysanaya doodda ka taagan halka ay ka dhaci doonto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo aad moodo in ay siweyn ugu kala aragti duwan yihiin xildhibaannada iska soo horjeeda.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Jawaari ayaa ka hor yimid in codeynta...
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo loogu diray Xog-hayaha Guud ee Jaamacadda Carabta.
War-ka ayaa u dhignaa sidan :
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka oo ku beegneyd March 22, 1945.
Jamhuuriyadda...

















