Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa si wadajir ah xariga uga jaray xarun cusub oo uu yeelanayo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka,waxaana munaasabada xariga jarka goob joog ka ahaa...
Guddi Xildhibaanno ah oo ku shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo la baxay guddiga Badbaadda baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey in uu la saftay Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari.
Xildhibaannada oo tiradooda lagu sheegay 100 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominayay...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyey Qaraxyo Barqanimadii Maanta ka Dhacey Magaalada Muqdisho.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay labo Qarax oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in ugu yaraan Labo ruux ay ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee gobolka Banaadir.
Qaraxa ayuu sheegay...
Shacabka dalka Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweynaha hogaamin doona dalkaasi.
Musharixiinta u tartameeysa xilka madaxtinimo ee dalkaasi waxaa kamid ah Madaxweynaha talada dalkaasi haya Cabdul Fataax Al-Siisi.
Doorashada intii aysan bilaaban ayaa waxaa tanaasulay laba musharax, waxaana isugu soo haray Madaxweynaha talada dalkaasi...
Bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen ururka ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay magaalada Ankara, ayadoo ardeydu ay soo bandhigeen qaar kamid ah waxyaalaha ay hidaha iyo dhaqanka u leedahay Soomaalida.
Ardeyda oo kaashaneeysa xafiiska deeqaha waxbarashada ee dalka Turkiga iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi ayaa sanadkiiba mar qabta...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka wada hadlaya xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee la xiriirta xudduuda labada dal, si loo dhameeyo khilaafka ka taagan.
Guddiga difaaca Baarlamaanka ayaa sheegay kulan ay la qaateen ra’iisul wasaare Khayre looga dooday xaalada ka jirta degmada Baled-Xaawo iyo xad gudubka lagu eedeynayo Kenya....
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdala Cawad ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu ugu jawaabay qoraal ka soo baxay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey.
Ku-xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa shaaciyay in 31-da bishan maalinta Sabtida ah uu qabsoomi...
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.
Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana uu xildhibaanada ka codsanaayo in ay soo xaadiraan.
Akhriso Qoraalka ka soo...
Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray Baaqoodii labaad ee xalinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in ay lama huraan tahay in la qabto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Akhriso Qoraalka ka soo baxay Golaha Aqalka Sare :
...
Dibad baxaan oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada, sida ururrada haweenka, dhalinyarada, ardeyda iyo masuuliyiinta maamulka degmadaasi ayaa dadkii ka qeybqaadanayay waxay ku dhawaaqayeen hal-ku-dhigyo ay uga soo horjeedaan darbi ay dowladda Kenya ka dhiseeyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan degmada Baladxaawo.
Shacabkii ka hadlay...

















