Dumarka Sacuudiga gaar ahaan caasimada Riyadh ayaa sheegay in ay aad u jecel yihiin xirashada niqaabka ama indha shareerka.
Indha shareerka ayaa loo ogol yahay dumarka Sacuudigu inaysan xiran hadii ay sidaa door bidaan laakiin ayaga ayaaba aad u jecel inay xidhaan niqaabka.
Dumarka Sacuudiga ayaa kasokow indha shareerka waxay sidoo...
Siyaasiyiinta gobollada W/qooyi ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ka qeybgallayaan doorashada dadban ee dalka ka dhaceysa, kaddib markii ay dhowaan qaadaceen.
Shir jaraa’id oo ay wada-jir maanta ugu qabteen magaalada Muqdisho ayeey ku sheegeen in kulan labadii cisho ee la soo dhaafay ku lahaayeen magaalada Muqdisho, kaddib...
Magaalada Kismaayo waxaa saaka soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Dr. Cali Xaaji Warsame oo ah musharax u taagan qabashada xilka Madaxweeynaha Soomaaliya, ayadoo garoona diyaaradaha ee magaalada ay si diiran ugu soo dhaweeyaymadax ka tirsan Jubaland, ururrada haweenka, dhalinyarada, odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan...
Madaxweynaha Cusub ee alka Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Muhaajiriin Tiradoodu dhexeyso laba illaa saddex Milyan oo Ruux oo sharci-darro ku jooga Maraykanka uu Tarxiili doono Marka uu Xafiiska la Wareego.
Trump oo Wareysi siiyay Telefishinka Maraykanka laga leeyahay ee CBS, ayaa sheegay in uu si Gaar ah u...
Dibad-bax nabadeeed oo lagu muujinayo muhiimada Wada-noolaanshaha, loogana soo Hor-jeedo Faquuqa iyo Islaam-naceybka, ayaa ka dhacay beerta nasashada ee Loring Park ee Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.
Kulanka oo lagu magac daray, Sanbuusa Sunday (Axad), ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyay Xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, Hay’adda Minneapolis Foundation iyo Duqii hore...
Wasiiradda arrimaha dibedda Midowga Yurub oo kulan ku leh caasimadda Brussels, ayaga ka arrinsanaya saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump.
Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ayaa ka walaacsan hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump.
Waxa ay si gaar ah uga...
Suldaan Maxamed Cabdi Shidde oo ka mid ah 135-ta Oday-dhaqmeed, ayaa ka hor-yimid Qorshe uu sheegay in laga Abaabulayo Madaxtooyada Somalia iyo midda Galmudug, kaasoo uu sheegay inuu la xiriiro in qoondada Haweenka ee kuraasta Aqalka Hoose loo weeciyo beel aan ahayn kuwii markii hore lagu heshiiyay.
Qoraal uu soo...
Qaar ka tirsan dadkii dhawaan ku barakacay dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo ayaa diiday inay dib ugu laabtaan magaaladaa.
Dadkaa ayaa xero ka samaystay meel ka baxsan Gaalkayo oo lagu magacaabo Booca Madoow. Waxaa dadkaa oo u badan maato dumar iyo carruur ah ay sheegeen in aysan ku laabanayn Gaalkacyo maadaama...
Kulan wali uga soconaya magaalada Gaalkacyo maamul gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa looga dhawaaqay guddi ka kooban 18 xubnood oo ka shaqeyn doona hubinta dhaqan-gallinta hishiiska laga gaaray colaada magaalada Gaalkacyo.
RW xukuumada Soomaaliya, islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke ayaa goob joog ka ah...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan, ayaa maanta waxay soo saareen Warbixin ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka Guud ee Soomaaliya.
Haddaba, AKHRISO; Warbixinta uu Guddiga Xallinta Khilaafaadku Soo Saaray:
Guddiga MXKHDD ee dalka, Waxaa sharaf u ah inuu Shacabka Soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka.
Guddigu wuxuu...

















