Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay si adag loogu jawaabay qoraal wadda jir ah oo ay soo saareen guddiyada heer dowlad gobolleed oo ku gacan -seyray go'aankii lagu laalay 11 kursi oo natiijadoodii la baabi'iyay.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in gudiyada doorasho ee...
Labo askari oo boolis ah ayaa laaluush dad ay weydiisteen dartii loogu xiray Islii Nairobi dalka Kenya.
Islii ayaa ah xaafad Soomaali badan ayadoo in badan Soomaalidu booliska ay ku eedeeyeen in laaluush ay weydiistaan kana qaataan. Labadaa askari ayaa hase ahaatee la xiray shalay Khamiistii kadib markii ay fadeexadaa...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland C/wali Max'ed Cali Gaas oo gaaray galinkii danbe ee maalintii magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka madasha-waddda-tashiga ee la filayo in saaacadaha soo socda uu ka furmo Muqdisho.
Waxaa uu sheegay shirka oo socon doona muddo labo cisho ah looga wadda hadli doono dhameystirka howlaha doorashada...
Taliye ku xigeenkii sedexaad ee ciidamada Puntland Jaamac Saxardiid oo shalay lagu dhaawacay magaalada Bosaaso ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Bosaaso ka dib qaliin lagu sameeyay xalay saqadii dhexe.
Taliyaha ciidamada booliska Puntland C/Qaadir Shire Faarax Ereg oo la hadly HOL ayaa xaqiijiyay in Saxaradiid uu u geeriyooday...
Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan inta badan hogaamiyayaasha dowlad gobolleedyada ka jira dalka oo la lagu waddo in ay ka qeyb-gallaan shirkii ugu danbeeyay ee madash-waddatashiga Qaran oo saacdaha soo socda lagu waddo in uu furmo.
Shirkan oo marka la eego ajandayaasha hor yeella la oran karo waa mid ka...
Dr. C/Raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo ka tirsan beelo wax in laiska daba mariyay doorashadii xubnahooda tabanaya ayaa cabasho doorashada ku saabsan u gudbiyay guddiga khilaafaatka.
Cabasho hore oo isla guddigaas uu u gudbiyay bishii lasoo dhaafay ee Nofeembar ayaa waxaa kasoo baxay go,aamo uu sheegay inaysan sax ahayn isla...
Danjiraha xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Miichael Keating ayaa kulan albaabada u xirnaayeen la qaatay guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka iyagoo ka wadahadlay go’aankii dhowaan ay soo saareen guddiga.
Danjiraha iyo guddiga ayaa lagu waramayaa in ay ka wadda hadlleen arrimo la xiriira go'aankii dhawaan ka soo baxay oo...
Ehelada qoys xubno ka tirsanaa ciidamada AMISOM ay ku laayeen gobolka Shabeelaha Hoose ayaa baaq u diray dawlada Soomaaliya.
Ehelada qoyskaa ayaa baaqa u diray dawlada Soomaaliya kaasoo ay uga codsadeen in wax loo qabto gabar ayadu qoyskaa la laayay ka hadhay oo caafimaadkeedu iminka liito. Qoyskaa ayaa ka koobnaa...
Xalab dalka Suuriya ayaa noqotay magaalo ku caanbaxday tukashada 6 salaadood maalin walba.
Muddo lix sano ah ayaa iminka dagaal uu halkaasi ka socday. Duqeyn maalin walbo ah ayaa lala beegsanayay waayihii dambe ayadoo shacabku ay ku le'daan sidaa darteedna 5ta salaadood ee faradka ah ayaa waxaa lagu daray salaatul...
Inta la og-yahay lix askari ayaa lagu dilay qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay oo ka dhacay Ex-kootarool Afgooye ee duleedka Muqdisho, halkaa oo barkootarool u ah ciidammo ka tirsan dowladda federaalka.
Siddoo kale, qaraxa ayaa waxaa ku dhintay caruur walaale ahaa, kaddib markii miinada lagu aasay goob maqaaxi...

















