Sunday, September 6, 2026
Magaalada Muqdisho waxaa wali ka soconaya bixinta shahaadada aqoonsiga xildhibaannada cusub ee dhawaan la soo doortay kuwaa oo la filayo in todobaadkan gudihiisa lagu dhaariyo magaalada Muqdisho. Xildhibaannada shahaadada qaatay ayaa waxaa ku jira xubno ka tirsan gollaha wasiirada, oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka C/raxmaan...
Maamulka gobolka Bari ayaa sheegay in 120 Qof lagu soo qab-qabtay howl-galo ay ciidamada amniga ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Bosaaso labo maalin ka dib markii magaalada Bosaaso lagu dilay taliye sare oo ka tirsanaa ciidamada Puntland. Gudoomiyaha gobolka Bari ayaa ayaa hadalkan ka sheegay kalfadhigii 3-aad ee golaha...
Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa 9 caruur ah maalmihii aynu soo dhaafnay ugu dhinteen degmada cudurka shuban biyood oo ka dilaacay degmada iyo deegaano hoostaga. Caruurta iyo dadka waayeelka ayaa la sheegay in si isku mid ah uu cudurka u soo ridanayo,...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay howlgal lagu qaadayo dhagxaanta lagu gooyay qaar ka mid ah jidadka magaalada Muqdisho, taasoo dhibaato ku ah isku socodka dadka iyo gadiidka caasimada. C/fitaax Cumar Xalane oo ah afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in guddoomiyaha gobolka amar ku bixiyay in la qaado dhamaanba dhagaxyada...
Taliska howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa maanta war hor dhac ka soo saaray qof rayid ah oo mid ka mid ah gadiidkooda booliiska ku jireen wadada gasha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isgooyska KM4. Warka ka soo baxay howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay in si lama filaan ah mid ka mid...
Wasiiradda Haweenka Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa Mar kale si adag uga jawaabtay  buug lagu qoray  in qofku Diinta uu rabo qaadan karo, dadka isku jinsiga ahna isguursan karaan ,kaaso 10-ka bisha Disembar oo ahayd maalinta xuquuqul insaanka laga qaybiyay xalfad wasiiradu joogtay. Buugaan ayaa ka koobna 30 qodob waxaana...
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in xalay weerar culus ku qaadeen degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe, iyagoo saacado kooban  la wareegeen qeybo ka mid ah degmada. Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka oo ahaa mid ciidamada dowladda iyo Al-shabaab isku adeegsadeen hub culus ay ku dhinteen...
Afar qof oo kamid ahaa kolonyo siday dad kasoo cararay magaalada lagu hareereeysanyahay ee Xalab ayaa waxaa toogasho ku dilay ciidamada dowladda Suuriya, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogeyaal, ayadoo weerarkan dhacay kahor inta aan la joojin heshiiskii ay magaalada uga baxayeen dadka shacabka ah iyo maleeyshiyaadka mucaaradka. Ciidamada dowladda...
Hogaamiyayaasha madasha-wadda-tashiga Qaran ayaa maanta  la filayaa inay warbixin dhameystiran ka dhageystaan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, kaddib markii ay maalmo ka hor laaleen natiijada doorashada 11-kursi. Guddiga ayaa lagu waddaa in ay warbixin ka siiyaan madasha-wadda-tashiga qaabkii ay u xaliyeen cabashooyinkii hor-yaalay iyo go’aan ka gaaristooda 11-ka kursi. Wakiilo ka tirsan...
Danjiraha QM ee Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan ay la yeesheen wakiilada beesha caalamka guddiga madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka oo dhawaan soo saaray liiska 11 xildhibaan oo la sheegay in la baabi'iyay natiijadoodii doorasho. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska danjiraha QM Michael Keating ayaa lagu sheegay...