Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.
Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee...
Madaxweeynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hambalyo u diray madaxweeynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, kaa oo shalay lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Sida ay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu, Mmadaxweeyne Erdogan ayaa qadka Teleefonka uga hambalyeeyay Madaxweeyne Farmaajo, waxyar kadib markii la doortay.
Erdogan...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo doortay in uu hogaamiyo 4-sano ee soo socota dalkeena, iyadoo uu soo dhoweeyay guulaha waaweyn ee uu dalku hiigsanayo.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ...
Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia.
“Waxaa dowladda Maraykanka ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa in la soo gaba-gabeeyay ololihii dooraashada si lamid ah waxaan Maxamed...
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud.
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 184, hasse ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay doorashada Xassan Sheekh...
Wareegii hore ee doorashada waxaa ka qeyb-gallay ilaa 21 musharax, kadib markii ka hor doorashada ka tanaasuleen ka qeyb-galka tartanka wareega hore saddex musharax oo horay isku diiwaangaliyay.
Hadaba guud ahaan musharixiinta ayaa codadka u kala helay sida hoos ku qoran :
warsom2011@gmail.com
Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhaw shaaciyay in Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi uu ka haray taranka doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Musharixiinta ilaa iyo hadda la filayo in ay ku tartamaan doorashada ayaa hada waxaa isugu soo haray 21 musharax, lamana oga in daqiiqadaha soo socda ka hor codbixinta tanaasulaan musharixiin...
Waxaa maanta la filayaa in caasimada Muqdisho gaar ahaan xerada Afisyoone ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha.
Guud ahaan 329 xildhibaan oo kakala socda aqalka hoose iyo aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay gudaha Afisyoone ku doortaan madaxweynaha.
Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay si doorashada inta ay socoto loo...
Eedeymo kusaabsan in musuqmaasuq uu hareeyay doorashada madaxweynaha oo codadka laga gadanayo xildhibaanada wax dooranaya ayaan caddeyn loo heyn.
Hase ahaatee waxaa aad loola socdaa qaabkii ay xildhibaanadu Gobolada uga soo baxeen iyadoo qaarkood laga dhacey dad xaqa u lahaa oo isugu jira Rag iyo Dumarba.
Waxaa sidoo kale aan caddeyn...
Warqadan Hanjabada ah ee uu soo diray nin ku sugan Magaaladda Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu u soo diray Masjid ku yala Magaalada Minneoples gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Masjidkas oo ay gacanta ku hayaan dad Somali ah.
Seddex Bog ayay ka kobneed Warqadan Loo so diray Majidka...

















