Saturday, September 5, 2026
Al Shabaab ayaa xukun gacan goyn ah waxa ay ku fuliyeen wiil dhalinyaro ah magaalada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud, kadib markii maxkamada Shabaab ee Gobolka ay xukuntay in wiilkaasi gacanta laga gooyo. Wiilkaan dhalinyarada ah ayaa la soo taagay meel fagaare ah oo dadka la isugu yeeray shalay gelinkii dambe...
Ciidamada Sirdoonka Mareykanka ayaa baaraya wax lagu soo tuuray gaariga madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Shay ayaa lagu soo ganay kolonyo gawaari ah oo Trump uu midkood saarnaa asgoo ku sii jeeday meel loo dalxiis tago oo kutaala Florida Mareykanka. Shalay Jimcihii ayaa dhacdadaasi dhacday mar gawaarida Trump ay ku sii jeedeen...
Xaflad lagu taageerayo dawlada cusub ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed C/Laahi Farmaajo ayaa la filayaa in ay ka dhacdo Nairobi dhawaan. Xafladaa ayaa waxaa sidoo kale intay socoto qarash loogu uruurin doonaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool gudaha Soomaaliya. Xafladaa ayaa lagu wadaa in lagu qabto...
Qofkii uu madaxweyne Donald Trump u doortay in uu noqdo kaaliyihiisa ammaanka Qaranka ayaa diiday shaqadaas. Robert Harward oo ah sarkaal hore oo ciidammada Maraykanka la soo shaqeeyay ayaa si wayn loola xiriiriyay jagadan ka dib markii uu Trump shaqada ka eryay Michael Flynn Isniintii. Sarkaal aqalka cad u hadlay ayaa...
Lee Jae-yong oo ah madaxa shirkadda Samsung ayaa lagu xiray dalka Kuuriyada Koonfureed isaga oo loo haysto laaluush iyo eedaymo kale. Arrintan ayaa lala xiriiriyay fadeexaddii horseeday in xilka laga xayuubiyo Park Geung-hye. Samsung ayaa lagu eedeeyay in ay deeq siisay mu'sasado aan faa'iido doon ahayn oo ay maamusho Choi Soon-sil,oo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Somaliya Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa shalay xarunta ICAO ee magaalada Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u dhashay dalka Nijeria, waxaana  ka wada hadleen sidii dardar loo galin laha soo dhameystirka qalabka hagidda diyaaradaha ee loo iibinayo Soomaliya. Qalabkaasi waxaa...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo isugu jira kumaandooska xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo maalmahan guluf dagaal ka waday Koofurta Mudug ayaa la sheegay inay dib ugu laabteen fariisamahoodii hore. Ciidamada ayaa qorshahooda ahaa in ay duulaan ku qaadaan degmada Xarardheere ee hobolka Mudug, halkaasoo...
Inta la xaqiijiyay 75 ruux ayaa ku dhimatay qarax uu fuliyay qof is miidaamiye ah oo ka dhacay masaajid caan ah oo ku yaalla Koonfurta Pakistan,sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka. Qof goobjooge ah ayaa sheegay in ruuxa weerarka gaystay uu miino tuuray ka dibna isku qarxiyay dadka suufiyada ah...
Ciidamo Burundian ah oo hor leh ayaa Soomaaliya la keenay kuwo horay u joogayna waa la qaadayaa. Ciidamadaa oo la keenay shalay Soomaaliya ayaa tiradoodu dhan tahay 952. Waxay baddalayaan tiro intaa dhan oo hawlgal hal sano ah oo ay u joogeen Soomaaliya uu idlaaday kana tirsan AMISOM. Dhammaan ciidamada Burundi ee qaatay tababar...
-Dad Soomaali ah oo kunoolaa Mozambique ayaa dawlada dalkaasi damacsan tahay inay Soomaaliya u masaafuriso. Ilaa lix qof oo Soomaali ay kujiraan ayaa booliska dalkaasi ku xiray gobolka Nampula kuwaasoo ay dawlada dalkaasi inay masaafuriso dooneyso. Dadkaa ayaa dhammaantood ajnabi ah oo sharciyo ay kujoogaan aanan haysan. Dhanka kale, dad Soomaali...