Saturday, September 5, 2026
Dad Soomaali ah ayaa shil ku dhintay dalka Muzambique goor ay gaari ku safrayeen. Gaarigii ayaa shil la galay waxaana halkaa ku dhintay dhowr qof oo dadkaa gaariga ku safrayay ah. Soomaalidaa ayaa ka soo dagay garoon diyaaradeed oo kuyaala gobol ka mid ah gobolada dalkaa ka hor intii aysan meeshii...
Munaasabada oo aheyd mid siweyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo si rasmi ah uu xilka u wareejiyay madaxweynihii hore  Xassan Sheekh Max’uud. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Baarlamaanka, labada aqal, Wasiirada Xukuumadda xilka sii heysa,...
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo wefti uu hogaamnayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Laascaanood ee xaruta gobolka Sool. Dadweyne tiro badan, Masuuliyiin heer gobol iyo waxgarad kala duwan ayaa safnaa Garoonka dacaladiisa iyadoo Calanka Buluuga ah iyo ka Khaatumo ayaa u badnaa waxyaabaha...
Iyadoo saacado ka hor uu la wareegay xafiiska madaxtooyada Soomaaliya madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxaa ku dhacay nawaaxiga Villa Soomaaliya tiro madaafiic ah oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha. Dhawaqa madaafiicdan ayaa laga maqlayay xaafado ku dhow madaxtooyada, waxaana dadka ku nool degmada Wardhiigley ay soo sheegayaan...
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku soo dhaweeyay madaxweynaha la doortay xafiiska, halkaasi uu si rasmi ah howshiisa uga billaabi doono. Xaflada la kala wareegidda...
Waxaa lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen howlwadeenada garoonka diyaaradaha. Maareeyaha garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa warbaaahinta u sheegay arintan, waxaana uu intaa ku darray in lacago dheeri ah lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka...
Dawlada Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay cabasho ka gudbiso dawlada Imaaraatka Carabta saldhigga ay ka kireysatay Somaliland dartii. Dawlada Soomaaliya ayaa cabashadaa oo sharci ah damacsan inay ka gudbiso dawlada UAE maadaama Somaliland uusan ahayn dal la aqoonsan yahay sidaa darteedna ay aaminsan tahay in maamulka Somaliland uusan awood u...
Abaarta ka jirta dalalka dhanka bari ee qaaradaan Afrika ayaa ascaarta cuntada sare u qaaday. Quutul daruuriga sida masagada iyo galleyda ayaa sare qiimahoodu u kacay sida hayada cunnada ee FAO ay sheegtay. Dalalka abaartu saamaysay ee mandaqada ayaa ah Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Koofurta Suudaan, Tanzania iyo Uganda. Qoysaska ayaa iminka...
-Ergeyga Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa ku baaqay in wax laga qabto abaarta Soomaaliya si loo baajiyo macaluul. Durba nafaqo darro ayaa dad ugu le'deen qeybo ka tirsan Soomaaliya. Hataan ayuu Nicholas Kay ka digay in hadii aan tillaabo dagdag ah la qaadin kumanaan qof macaluuli dili doonto. Sanadihii...
 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Ceel Cabdi oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo dagaalkan uu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya, kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kadib...