Monday, June 29, 2026
 Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa shaacisay in xukun lagu riday muwaadin Soomaaliyeed kasoo lagu eedeeyay in uu qorsheeynaayay in uu u biiro Kooxda Daacish, islamarkaana uu dilo boqoradda dalka Ingariiska. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aweys Shiikheey ayaa haysta dhaalashada dalka Holland ayaa kasoo hormuuqday maxkamad ku taalla London,...
Magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa ka soconaya diyaargaroow ballaaran oo loogu jiro soo dhaweynta ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta halkaa tagaya. Ra’iisal wasaaraha cusub ayaa booqashadiisan dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa ay imaneysaa maalmo kooban uun kaddib markii xilkan loo dhaariyay, waana qeyb ka...
Midowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka. Akkhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Africa 1- Sida aad ogtihiin dhammaantiina, waxa aanu mareynaa xaalad siyaasadeed oo adag. Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sidoo kale loo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wehliyaan Wasiirka Amniga , Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimasha hay’adda  Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Saraakiil ciidamada  iyo  xubno ka socday  maamulka Gobolka Banaadir ayaa booqasho ku tagay xalay saqdii dhexe xarumo ay ka howl-galaan ciidamada sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Booqashada Ra’iisul wasaaraha...
https://youtu.be/SRtnSYFjhjE Iyadoo aad moodo in wali uu taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan xildhibaannada Golaha Shacabka, ayeey mar kale ugu baaqeen xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari in uu xilka ka dego. Xildhibaannada oo ku shiray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa guddoomiyaha u jeediyay...
Qaraxa hore ayaa ka dhacay maanta xiligii Salaada duhurkii ee Muqdisho meel gaadiidka lagu baaro oo ah waddo gasha garroonka dayuuradaha ee Aaden Cadde. Wax yar uu kaddib markii uu qaraxaasi dhacay ayaa la maqlay jugta qarax labaad oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir. Qaraxan danbe...
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in ay soo gabagabeeyay howlihii tababarada ee la siin jiray ciidamada dowlada Soomaaliya oo ay ka wadeen gudaha dalka Soomaaliya saddeedii sano ee la soo dhaafay. Dowladda Jarmalka ayaa Maalin ka hor sheegtay in howlaheeda tababarrada iyo la talinta xagga Ciidamada Soomaaliyeed ee ay ka wadday...
Tartanka orodka gaaban Mini Marathon oo ay ka qeybgaleen 500 oo Orod-yahay oo ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in taranka uu qeyb ka noqonayo munaasabada maalinta Nabada iyo Sportiga Aduunka oo sida ay hadalka u...
Saraakiisha Booliiska Kenya ayaa sheegay in ay jiraan rag tiradooda ay gaareyso ilaa 8 nin oo ka tirsan ururka Al-shabaab kuwaasi oo qorsheynaya in ay weeraro ka geystaan gudaha dalka Kenya. Saraakiisha ayaa sheegay in raggan la baadi goobayo lagu bixin doono midkiiba Milyan lacagta Kenyanka ah oo u dhiganta...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka saacadihii ugu danbeeyay soo baxay oo sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari qorsheynayo in uu is casilo. Haddaba waxaa arintaa ku gacan seyray xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo sheegay in marnaba guddoomiyaha qorshihiisu aheyn...