Monday, June 29, 2026
                      Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan oo xalay khudbad ka jeediyay munaasbad lagu xusayay 5 sano guuradii kasoo wareegtay aasaaskii Jubbaland  ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay baarlamanka dowaldda Soomaaliya. Waxa uu xusay in hogaanka baarlamanka laga doonayo in ay ilaaliyaan dhaartii ay mareen...
 Golaha Ammaanka oo Arabacadii shalay yeeshay kulan ayaa waxaa ay falanqeeyeen weerarada xoogagga ururka Al-shabaab ee ka dhanka ah fariisimaha ciidamada Midowga Afrika ee AMIOSM gaar ahaan kuwa Uganda ay ku leeyihiin Gobolada dalka. Laba nin oo ka tirsan Shabaab oo kaxeynayay gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa 1-dii...
Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada siyaasadeed ee uu dalka galay. Xildhibaanada ayaa sheegay in ilaaladii Guddoomiye Jawaari la xiray, taasna ay tahay arrin xadgudub ku...
Waxaa wali xiran Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho  Soomaaliya, waxaana jira ciriiri ka dhashay wadooyinkan xiran. Ciidamada Ammaanka dowladda federaalka ayaa shalay xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu jiray kulan xasaasi ah oo xildhibaanada Baarlamaanka ay laba ugu qeybsanaayeen, balse kulanka markii dambe uu baaqday. Isgoysyo ku yaalla wadada Wadnaha ee...
Taliyaha ciidmada xoogga dalka Soomaaliyeed  Gen. C/wali Jaamac Xuseen Gorod  ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay in uu baaqdo kulankii Baarlamaanka. Taliyaha ayaa sheegay in balantu aheyd in aysan ciidamadu gudaha u galin xarunta ama wax saamey ah ku yeelan khilaafka Baarlamaanka balse ay...
Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka umadda Soomaaliyeed, ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa. Marxuumad Sahra Axmed waxay maalmihii u dambaysay ku xanuunsanaysay cisbitaalka magaaladda Hargeysa, iyadoo xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayey, haseyeeshee waxa...
  Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka kaxeeyeen guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad. Taliyaha AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan xarunta Amnigeeda inta xal buuxa laga gaarayo Khilaafka Baarlamaanka. Waxaa...
Waxaa Allaha U naxariistee goor dhow geeriyootay Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maalmihii dambe ku xanuun saneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland. Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay Isbitaal maalmihii dambe lagu daweynayay oo ay jiiftay oo ku yaala magaalada Hargeysa. Ehelada Marxuumada ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida Fanaanada Sahra Axmed...
Warar naga soo gaaraya Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu halkaa goor dhaw oo caawa ah ka dhacay Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah oo lala beegsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan...
Xarunta Golaha Shacabka waxaa wali ku sii qulqulaya xildhibaanno kala aragti duwan oo dhinac walba oo ka mid ah uu halkaa la tagi doono Ajande u gaar ah, waxaana ilaa iyo hadda xarunta gaaray tiro ka badan 100 xildhibaan. Xildhibaan Cabdi Cali Xassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in...