Mareykanka ayaa qorsheynaya in qalabka korontada ku shaqeeya ee sida Computer’s Laptop –yada iyo Tablets-ka laga mamnuuco in lala raaco diyaaradaha uga imaanaya wadammada Bariga Dhexe iyo woqooyiga Afrika.
Xog laga hellay ilo wareedyo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay in tallaabadaasi ay saameyn ku yeelan doonto sagaal...
Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xarunta wasaarada gaashaandhiga ee ku taala jidka warshadaha degmada Deynille ee gobolka Banaadir.
Goob joogayaal ku sugan agagaarka halka uu weerarka ka dhacay ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas culus oo ay is weydaarsadeen kooxihii dableyda ee weerarka soo qaaday iyo ciidamadii...
Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo, ayaa magacaabay tirada golihii wasiirada ugu balaarnaa qaarada Africa oo gaaraya 110 wasiir.
Madaxweynaha ayaa magacaabay 56 wasiir, 50 wasiir ku-xigeen iyo 4 wasiir madaxtooyo oo isku geynta tirada gollaha wasiirada dalkaas ka dhigeysa 110 wasiir, waana xukuumadii ugu ballaarneyd marka la eego guud ahaanba...
-Ciidamadda ammaanka dowladda Soomaaliya, ayaa gacanka ku soo dhigay dhalinyaro dhac u-geysanayay dadka ku nool degmadda Yaaqshid ee magaaladda Muqdishu.
“Waxaan aragnay iyagoo dhac u-geysanaya dadka degmadda ku nool, waxaan dilnay mid ka mid ah kooxdii burcada aheyd, mid ka mid ahna waan dhaawacnay, halka qaar kalana aan gacanta ku...
Madaxweye ku-xixgeenka maamul gobolleedka Puntland C/xakiin Xaaji Camey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka looga fadhiyo in ay soo dhisaan sida uu hadalka u dhigay dowlad wax ku ool ah.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta ugu sareysa dowladda u muuqdaan kuwa iyaga isku mashquulsan, taasoo...
Isbaheysiga uu Sacuudigu hogaamiyo ayaa Qaramada Midoobey ka dalbaday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dhacdadii lagu dilay dadka Soomaaliyeed ee marayay xeebaha dalka Yemen.
War qoraal ah oo kasoo baxay isbaheysiga ayaa lagu sheegay in dilka dadkaasi ay tahay wax laga xumaado ,islamarkaana eedeynta ugu badan loo soo...
Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas.
Dadkaan ayaa ku sii jeeday dalka Sudan sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dhaawacyada laga soo badbaadiyey halka uu shilka ka dhacay.
Dhinaca kalena...
Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho lama filaan ah maalintii shalay ku tagay xerada militari ee ugu weyn ciidamada Kenya ee qeybta ka howlgalka midowga Africa ee ku taala degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, ayaa amaanay howlgalka ciidamada Kenya.
Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay howlgalka mid naf hurnimo...
Guddoomiyihii Maxkamadda Magaaladda kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheekh Xasan Macalin Aadan, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay, kadib markii cabasho uu ka muujiyay mushaar la'aan iyo amni daro, sida hadalka uu u dhigay.
“Waxaan shaqada uga tagay is-faham waa nasoo kala dhexgalay anniga iyo maamulka Jubaland, sidoo kale...
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa maanta is-rasaaseen ku dhex-martay xaafadda Tarbuunka ee degmadda Hodan ee magaaladda Muqdishu.
Is-rasaaseenta ayaa bilaabatay, kadib markii ay is-qoonsadeen ciidamadda dowladda.
Saddex ruux, ayaa la sheegay in dhaawac uu kasoo gaaray iska-hor-imaadka.
Maamulka degmadda ayaa sheegay in ciidanka ay kala tageen, xaaladana caadi ayeey kusoo...

















