Friday, September 4, 2026
Wararka naga soo gaaraya magaalada London ayaa sheegaya in askari lagu tooriyeeyay dhismaha baarlamaanka ee magaalada London. Qofka weerarkaasi geystay ayaa la sheegay in markii danbe ay toogteen ciidammada booliiska/ Wararka qaarna waxay sheegayaan in gaari si ula kac ah loo jiirsiiyay ugu yaraan afar ruux oo marayay buundada Westminster. Gawaarida gurmadka...
Nin ku taqasusay arimaha la xiriira tiknolojiyadda ayaa dacwad lagu oogay, waxaana lagu eedeynayaa in $39 milyan oo dollar uu ka xaday laanta canshuuraha ee Kenya (KRA). Alex Mutungi Mutuku, oo 28 sano jir ah, ayaa ku eedeysan in gallay khiyaano dhinaca Internet-ka, kaddib markii uu xaday lacag malaayiin doolar...
-Shirkada Xawaalada Amaana ayaa biyo dhaamintii ugu balaarneyd tan iyo markii ay abaartu ku dhufatay dalka ka bilaawaday deegaanno hoostaga gobolka Hiiraan. Mamuulaha Shirkadaha ee labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe Xassan Ibraahim Xalane iyo qaar ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa deegaanka Ceelgaal 15km dhinac Waqooyi ugu beegan magaalada...
Booliska ka Kenya ayaa howlgal lagu baadigoobayo macalimiin dhawaan la qafaashay ka wadda xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah. Madaxa Booliska gobolka W/Bari Aaron Moriasi ayaa warbaahinta u sheegay in ay jiraan shakiyo ku aadan lahaystayaasha in lagu dhex haysto xerada Dhadhaab gudaheeda. Waxaa uu...
Ra’iisul Wasaaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay booqday, Cisbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay galab ka dhacay difaaca ay ciidamadda Ammaanka dowladda ay ku leeyihiin Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada National Theater magaaladda Muqdisho. Mudane, Xasan Cali Khayre, waxaa booqashadiisa ku wehliyay, Taliyeyaasha Ciidamada...
Kooxo hubeeysan oo aan la aqoonsan ayaa xalay fiidkii abaare 7:30 xilliga geeska Afrika, nin dhalinyaro ah, kana mid ahaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta Somtel ku dilay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Goobjoogeyaal ku sugan Baardheere ayaa WARSOM u sheegay in ninka la dilay uu u shaqeyn jiray shirkadda Somtel, islamarkaana...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa ku amaanay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre magacaabista gollaha wasiirada oo sida uu hadalka u dhigay mudo gaaban ku qaadatay in uu ku soo magacaabo marka laga eego waqtiga sharciga ah ee dastuurku u ogolaanayo. ‘’Ra’iisal wasaaraha markii aan soo magacaabay waxaan ka dalbaday in mudo...
Magaaladda Hargeysa ayaa lagu qabtay laba nin oo neef bakhti ah intay qaleen doonaya inay magaaladda ka iibiyaan. Labadan nin ayaa dooxa weyn ee magaaladda Hargeysa neef Lo’ah oo bakhtiyey lagu qabtay iyagoo haragii ama saantii ka saaraya,isla markaana doonaya inay magaalada ka iibiyaan sidaasna waxa warbaahinta u xaqiijiyey agaasimaha...
-Boqollaal dadweeyne ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Isbartiimo Feekiyo halkaa oo ay ku oogayeen salaad Roobdon ah oo Alle looga baryayay in uu abaaraha ka dulqaado shacabka Soomaaliyeed. Isu soo baxan roobdoonka ah oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda cadaaladda iyo arimaha diinta dowlad...
Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay Golaha  Wasiiradda Xukuumadda Cusub, oo ka kooban 25 wasiir iyo hal Ra'iisal Wasaare. Sidoo kale, Wasiiradda cusub, waxaa ka mid noqday xubno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo la saadaalinayay in aysan boos ka heli doonin Golaha wasiiradda ee...