Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma Yaasiin Axmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.
Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday.
Faafaahinta iyo taariikh nololeedka Wasiirka waan idin soo gudbineynaa:
warsom2011@gmail.com
(WAR SAXAAFADEED: Muqdisho: 25-03-02017)
Kulan ay maanta yeesheen Hogaamiyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa si qoto dheer looga wada- hadlay ; dareenka shacabka ee ku aadan Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan la magacaabay, dood...
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
Gargaarka rashiinka ah ayeey madaxda hay’addu maanta ku wareejiyeen guddiga...
Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay xaafadda Seeybiyaano ee degmadda Hodan ee magaaladda Muqdisho lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.
Qaraxa labada ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayada...
Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
Golaha ayaa kulankoodaasi oo ahaa mid gaar ah kaga hadley gargaarada bini'aadannimo ee meelaha qaarkood qatarta ah xaaladaha, amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.
Golaha amaanka Q/M ayaa tan iyo bilawgii...
Bam gacmeed ayaa xalay lagu weeraray guriga Xildhibaan Macalin Cali Aadan Cadoow, oo ku yaalla Xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Magaaladda Muqdisho.
Dadka deegaanka ayaa sheegay, in kooxihii weerarka fuliyay ay baxsadeen.
Lama shaacin, khasaaraha ka dhashay Qaraxyada.
Masuuliyiinta ammniga dowladda ayaa sameeyay howlgallo, waxaana la sheegayaa in ay dad ku...
Madaxweynayaasha dowladda Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo ku kulmay magaalada Nairobi ayaa wacad ku maray in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab.
Kaddib kulankooda ayeey labada madaxweyne isku raaceen iskaashi laga yeesho dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo khatar ku ah amniga labada...
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in ay degtay doon ay la socdeen in ka badan labo boqol oo tariibayaal xeebaha dalka Liibiya, waxaana dadka doonta la socda la sheegay in ay ka mid ahaayeen muhaajiriin ka tagay wadamada bariga Africa.
Ilaa iyo hadda waxaa la helay meydadka shan ruux...
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa maanta ka furmaya shir ay yeelanayaan masuuliyiinta ugu sareysa Soomaaliya iyo Kenya sida horey loo sii shaaciyay.
Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmajo iyo dhigiisa Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan xiriirka labada dowladood.
Gaar ahaan shirka ayaa diirada lagu...
Saraakiisha booliiska Britain ayaa sheegay in qofkii weerarka ka geystay Arbacadii shalay dhismaha baarlamaanka UK uu xiriir la lahaa kooxaha islaamiyiinta.
Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda la dagaalanka argagixisada ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in ay garanayaan huwiyadda qofka weerrarka gaystay.
Shan qof ayaa dhimatay ugu yaraan 40 kalana waa...

















