Friday, September 4, 2026
Koox Hubeysan ayaa Galabta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho agagaarka Daawada ku dishay Nin Magaciisa lagu soo koobay Daadirkeey oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya Ee NISA . Goobjoogeyaal ayaa Warsom.com U sheegay in Dilka ay geysteen Rag Bastoolado watay,Iyagoona dilka ka dib meesha...
War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku lahaayeen degmada Badhaadhe ee jubadda hoose ay ku dileen 31 maleeshiyaadka Al-Shabaab ah. War saxaafadeed  waxaa kaloo  lagu sheegay in ciidamadu lugta ee kiiniya oo gacan ka helaya diyaaradaha qumaatiga...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr. Xuseen Sheekh Axmad (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahanada udub dhexaadka u ahaa dhaqanka iyo afka Soomaaliga. Guddoomiyaha Gobolka Mudane...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu taageeray gollaha wasiirada cusub oo sida uu hadalka u dhigay ah dad aqoonyahanno ah oo...
Dooxa weyn ee Aw Barkhadle ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera aya laga soo sheegayaa in uu gaari iyo saddex qof oo la socday uu qaatay, taas oo hadda lagu jiro baadi doonta dadkaasi. Roobab waaweyn ayaa xalay illaa maanta ka da’ayey deegaanadda galbeedka Somaliland, waxaana xalay roob weyn ka...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo safar shaqo ku jooga goboladda bariga ayaa saaka hiirtii waabari socdaal ku maray deegaanadda laga wado sahaminta Shiidaalka iyo macdanta ee Togdheer, ka dibna dib usu soo laabtay magaaladda Burco oo uu kaga qaybgalayey daah furka bilowga sahaminta shiidaalka oo maalmahan ka socday...
Laba Qarax, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Waaberi  iyo Dharkeynleey ee magaaladda Muqdishu, sida saraakiil iyo goob-joogayaal ay u sheegeen Hiiraan Online. Qaraxii koowaad, waxaa uu ahaa gaari lagu xiray qarax oo ku qarxay nawaaxiga isgooyska dabka ee magaaladda Muqdishu, wax khasaara ahna kama dhalan. “ Ninka qaraxa loogu xiray gaarigiisa,...
Labo caruur ah ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay deegaan ku yaala xadka dowladda Kenya, gaar degmada Mandheera. Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Mandera oo lagu magacaabo David Mbeki ayaa sheegay in qaraxaasi ay ku dhinteen carruur ku cayaaraysay,...
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre, ayaa xalay Isbitaalo ay ku jireen ku booqday bukaano ay ka mid yihiin fananada Saynab Xaaji  Cali Baxsan, sii hayaha xilka wasiirka dekadaha iyo  gadiidka badda ,  Abwaan   Maxamuud  Cabduulahi   Ciise Singub ,film qaade Cabdixamiid  Karazay  oo ka...
Koox hubeysan ayaa xalay magaaladda Laascaanood, siyaabooyin kala duwan uga geystay dilal qorsheeysan. Laba nin oo la sheegay in ay ahaayeen dad shacab ah oo si weyn laga yaqaanay magaaladda ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood, waxaana lagu kala magacaabi jiray Jaamac Cabdi iyo C/xakiin Ducaale. Kooxihii dilalka geystay ayaa la sheegay...