KHaatumo State oo Xildhibaan ka tirsani ka geeryoodey Allaha u Naxariistee.

0
698

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma Yaasiin Axmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.

Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday.

Faafaahinta iyo taariikh nololeedka Wasiirka waan idin soo gudbineynaa:

warsom2011@gmail.com