Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga, tirada guud ee iska diwaangalisay wadanka iyo gobol waliba inta ka diwaangashan.
Sidoo kale, waxa uu guddida doorashooyinku soo saaray wakhtiga la qaybinayo Kaadhadhka doorashooyinka lagu galayo oo ay saddex qaybood u qaybiyeen.
“Guddida doorashooyinku wuxuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqayaa in...
Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii u soo halgamay in dalka laga saaro xukunkii midab takoorka.
Waxa uu xiriir dhow la lahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela, kaasi oo ay muddo 18 sano ah ku wada xirnayeen xabsiga Robben...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay ku nool yihiin qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay gobollada dalka ee ay abaaruhu saameeyeen.
Ra’iisal wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimada ay...
Dowladda Finland ayaa deeq lacageed oo gaareysay 25-million oo dollar, ugu deeqday wadamo ku yaalla Africa, oo ay Soomaaliya ka mid tahay.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland, Kai Mykkänen, ayaa sheegay in deeqdaasi loogu talagalay 5 Waddan oo Afrikaan ah, oo ay ka jiraan macluul ka dhalatay Abaaraha iyo Colaadaha.
Lacagaha...
Col. Maxamed Jamuus, Col. Cawil Balcade iyo Sarkaal kale, oo ka tirsanaa maamulka Puntland ayaa ku geeryooday shil gaari oo ka dhacay gobolka Nugaal.
Masuuliyiinta maamulka Puntland , ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid saraakiishaasi.
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa tacsi u diray, ehelada iyo ciidamada maamulka Puntland.
Halkaan...
Madaxweynaha Jamhuurida Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta u safray Magaaladda Cummaan ee dalka Jordan, waxaana uu halkaasi kaga qeyb galayaa, Shir Madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta.
Shirka sanadkan waxaa diirada lagu saari doonaa, arrimo ay ka mid yihiin Abaaraha ka jira Soomaaliya, dhibaatooyinka ay la kulmayaan Falastiniyiinta iyo...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saqdii dhexe ee xalay qarax xoogan oo ka dhacay waddada warshadaha magaalada Muqdisho.
Wararka qaar ayaa sheegayaa sheegaya in kooxihii qaraxaasi aasayay uu ku qarxay, halka warar kale oo soo baxayana sheegayaan in ciidamada dowladda ay qarxiyeen kadib markii ay ka warheleen.
Lama...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab ku dhexmaray waddada isku xirta deegaan lagu magacaabo Ceel qoxle iyo sidoo kale degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Wararku waxaa ay sheegayaan xoogagga ka tirsan Al-shabaab jidka u galeen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ka baxay...
Shirka hogaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta ayaa Berri ka furmaya caasimada dalka Urdun ee Cammaan ,waxaana ka qeyb galaya hogamiyeyaal badan oo ka socda wadamada Jamacadda carabta.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo Shirkaasi.
Shirka qodobada looga hadlayo, waxaa ka mid ah Abaaraha ka...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa Waxa La sheegayaa in Goor dhow ay Ciidamada Puntland Waqooyiga Gaalkacyo ku qabteen Nin soo xirtay Dharka Dumarka Islamarkaana Ay Ciidamada Sheegeen In Saacado Badan Ninkaani Ay Kudaba Jireen.
Ninkaani oo lagu qabtay Xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay inuu Xirnaa...
















