Col. Maxamed Jamuus, Col. Cawil Balcade iyo Sarkaal kale, oo ka tirsanaa maamulka Puntland ayaa ku geeryooday shil gaari oo ka dhacay gobolka Nugaal.
Masuuliyiinta maamulka Puntland , ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid saraakiishaasi.
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa tacsi u diray, ehelada iyo ciidamada maamulka Puntland.
Halkaan ka aqriso:









