Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Laga Adkaadey Khudbadna ka Hor Jeediyey Barlamaankii uu Gudoomin Jirey.

0
736

Guddoomiyihii Golaha Shacanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si rasmi ah maanta oo Khamiis ah iscasilaadiisa ka hor sheegay xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib khudbad uu ka hor jeediyay Golaha,

Akhriso Qoraalka khudbadii Jawaari

  

warsom2011@gmail.com