Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in marti gelinta shirka weynaha caalamiga ah ee Culummada Suufiyada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho uu muujinayo kaalinta muhiimka ah ay u leedahay caalamka iyo sida loogu sii kalsoonaanayo.
Guddoomiyaha oo booqday Xarunta Macalin Nuur ee Magaalada...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Qatar ayaa si kulul loogu cambaareeyay Qarixii ka dhacay Garoon Kubadda lagu cayaaro oo ku yaalla Magaalada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed.
Wasaaradda arimaha dibadda ee Qatar ayaa ku celcelinaysa sida ay ugu soo horjeedo isla markaana...
Dalalka Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay adeegsatay ka fuliyay gudaha dalka Suuriya.
Qarax aad u weyn ayaa laga maqlay caasimadda Dimishiq ee dalka Suuriya, waxaana sidoo kale la arkay uuro iyo qaac ka baxaya halka uu weerarka ka dhacay.
Madaxweynaha...
Inkastoo laga faraxashay khilaaf siyaasadeedkii ka dhashay mooshinkii laga keenay guddoomiyihii xilka iska casilay Prof Maxamed Cismaan Jawaari, mar kale baarlamaanka Soomaaliya ayaa wajahaya khilaaf ka abuurmaya qodob sharciyeedka ah cida u tartami karta xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmihii ugu danbeeyayba sugnaa magaalada Beledweyne ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, waxaana xilka guddoomiyaha gobolka loo magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow.
Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jeyte Cismaan ayaa labo jeer soo noqday guddoomiyaha gobolka Hiiraan, waxaana markii...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in isbedel lagu sameeyay qorshaha amniga guud Magaalada Muqdisho..
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa waxa uu sheegay isbedelka la sameeyay in uu yahay in la furay wadooyinkii xiran magaalada ciidamada xasilintana ay hada ku sugan yihiin Waddada Warshadaha...
Dowladda Uganda ayaa qorsheyneysa in ay canshuur maalinle ah ka qaado dadka isticmaala baraha bulshada wixii loo gaaro July, si sare loogu qaado dakhliga, sida uu sheegay Wasiirka Dhaqaalaha dalkaasi Matia Kasaija.
Talaabadan ayaa waxaa cambaareeyay mid ka mid ah dadka xuquuqda u dooda oo lagu magacaabo Rosebell Kagumire oo...
Dallada ay ku mideysan yihiin ururrada bulshada rayidka ee SOSCENSA ayaa ugu baaqday Baarlamaanka Soomaaliya in muddo 15 cisho gudaheed lagu soo doorto guddoomiyaha Golaha Shacabka, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii golaha Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Akhriso Warka ka soo baxay Dallada Bulshada rayidka :
Dallada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA oo...
Waa markii ugu horeysay oo sarkaal ka soo goostay Al-shabaab si muuqata lacag loo guddoonsiiyo, kaddib markii maamulka Koonfur Galbeed lacag dhan $ 15 Kun oo dollar guddoonsiiyay Maxamed Xassan Aadan Sandheere oo horay uga tirsanaa Al-shabaab.
Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa lacagtan...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka iyo qooysaskooda oo maanta ay ku beegantahay sannad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay.
Madaxweynaha oo kala qeybgalay munaasabadda xuska maalintan cutubyo ka tirsan...

















