Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta Jubbaland in la musuqmaasuqay raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka ku dhibaateysan gobolka Gedo.
Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanadan ayeey ku sheegeen in raashinka gargaarka ah ee la lusaday ay...
Hoggaamiyihii hore ee kooxda Al Shabaab Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, ayaa maalmaha soo socda la filayaa in uu gaaro magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, sida uu sheegay Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed.
Afhayeenka maamulka Nuuradiin Yuusuf Abuukar, ayaa sheegay in sababta uu u tagayo Baydhabo ay ka hadli doonaan...
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabateyn dhinaca dhaqaallaha ah kusoo rogay dalka Kuuriyada Waqooyi.
Cunaqabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo tijaabadi ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabisay saddexdi bishan September gantaal niyukleer ah.
Danjiraha Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in adduunyada aysan waligeed aqbali doonin...
Saraakiisha Ciidamada booliska iyo militeriga kenya, ayaa ciidamada ku amray in ay si weyn u adkeeyaan ammaanka magaalladda Mandera ee waqoyi bari dalka kenya, kaddib markii Al-Shabaab ay shalay weerar ku qaadeen degmadda Beled-Xaawo, oo aan ka fogeyn xuduuda Kenya iyo Somalia.
Ciidanka ayaa tan iyo shalay waxaa ay ku...
Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, ayaa sheegay in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled-Xaawo.
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi, oo warbaahinta u warramay ayaa sheegay in deegaannada la duqeeyay ay kamid yihiin Qabar-sheeq iyo Bur-sagaar, sida uu hadalka u dhigay.
Md. Al-qaadi, ayaa sidoo kale...
Afar ruux oo u dhalatay dalka Burundi ayaa lagu qabtay Subaxnimadii hore ee Talaadadii maanta magaalada Marsabit oo ka tirsan Isiolo dalka Kenya, waxaana la sheegay in raggan la qabtay damacsanaayeen in ay ku biiraan xarrakada Al-shabaab.
Saraakiisha booliiska ayaa sheegay in raggan ay ka soo tageen magaalada Bujumbura ee dalka Kenya...
Saddex qof oo rayid ah ayaa lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dukaan shaaha oo u dhow maamulka gobolka Hiiraan ee Beledweyne. Bilayska ayaa sheegay in kuwa weerarka geystay aysan gaarin ujeedadooda loogu talagalay in ay waxyeelo ka soo gaarto goobta Qaraxu ka dhacey,iyadoo laga hor tagey...
Xafiiskani oo loogu talagalay in in lagu qabto Cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ee laxiriira dhinacyada Cadaaladda iyo talo bixinta ayaa waxaa magaalaad Muqdisho ka hirgelisay Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta sirasmi ah xarigga uga jaray xaruntaasi,iyadoo ay goob joog ka...
Myanmar ayaa qaaddacday xabbad joojin bil ah oo ay ku dhawaaqeen jabhadda Rohingya ee gobolka Rakhine.
Kooxda Rohingya ayaa ku dhawaaqay maanta xabad joojinta, iyagoo ugu baaqay ciidamada Myanmar inay sidoo kale hubka dhigaan.
Balse afhayeen dowladda u hadlay oo lagu magacaabo Zaw Htay ayaa sheegay in Myanmar aysan la xaajoon...
Dagaal yahanada al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada Bulawayo ee gobolka caasimadda gobolka Hiiraan ee koonfurta Soomaaliya Axaddii.
Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadday saldhig millatari oo ku yaala aagga, laakiin ciidamada ayaa mar dambe dib u qabsaday saldhigooda.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda dilka 35 askari,...

















