Saddex qof oo rayid ah ayaa lagu dilay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dukaan shaaha oo u dhow maamulka gobolka Hiiraan ee Beledweyne. Bilayska ayaa sheegay in kuwa weerarka geystay aysan gaarin ujeedadooda loogu talagalay in ay waxyeelo ka soo gaarto goobta Qaraxu ka dhacey,iyadoo laga hor tagey Khasaare Badan oo dhici lahaa.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa wariye Jacfar usheegay wixii dhacay,isagoo sheegey in uu goobta u jirey wax ka yar 20 mitir,isagoo indhidhihiisa ku arkey illaa 3 qof oo geeryoodey.
Dhanka kale, bilayska gobolka Hiiraan ayaa u sheegay idaacada VOA in baaritaan ay fuliyeen ciidamada ammaanka ee aagga qaraxaas. Isla mar ahaantaana, dhacdada ayaa waxaa gaystay Taliyaha Bilayska ee Kornayl Isaaq Cali Cabdulle.
warsom2011@gmail.com









