Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo warbaahinta ayaa sheegay in marka la eego xadiga xaalada bani’aadannimo ee magaalada Beledweyne tahay mid ka baxsan awooda maamulka una baahan gurmad xeer caalami ah.
Ciidamada AMISOM ee ka kala socda Jabuuti iyo Itoobiya, iyo Ciidamada Dowladda oo isugu jiro Booliis iyo militari...
Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegtay in ciidamada Israel toogasho ku dileen saddex Falastiiniyiin ah oo ka qayb qaadanayey mudaharaad ballaaran oo lagaga soo horjeedo gidaarka Israel.
Qofkii ugu horeeyey ee dhimashadiisa la xaqiijiyaa waxa uu haa Cabdulsalaam Bakr oo 29 jir ah, waxaanay wasaaradda caafimaadka maamulka...
Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in dowladda Soomaaliya laga taageero dhanka amniga si ay uga adkaato dagaalyahanada Al-Shabaab oo ay kula jirto dagaal xooggan.
Donald Yukio Yamamoto ku xigeenka Kaaliyaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku maraayay Bariga Afrika ayaa sheegay in xilliggaan la...
Roobab culus oo xalay ka da’ay magaalada Beledweyne ayaa u muuqda kuwo uga sii darey xaalada Fatahaada iyo daadadka ka dhashay dhibicda biyaha roobka oo marba marka ka danbeysa sare u sii kacaya.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka iyo dadka deegaanka oo Hiiraan Online la hadlay ayaa sheegay in...
Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay inay Soomaaliya kasii howl-galaan ciidamadeeda inta si weyn loo burburinayo Awooda Ururka Al-Shabaab.
Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, Meles Alem, ayaa Shalay u sheegay Saxaafadda inay dowladdiisu doonayso inay sii waddo shaqada AMISOM ee la dagaallanka argagixisa.
Wuxuuna midowga...
Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub.
Kim ayaa haatan waxa u bilaabmay wadahadal uu la leeyhay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, oo ka dhacaya aagga milatariga ka...
Wararka imanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo kolanyo ay la socdeen ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland.
Al-shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay ku qaadeen Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya iyo kuwa jubbaland kuwaas...
Waxaa sii kordhay saacadihii ugu danbeeyay biyaha ku Fatahaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaddib markii ay is biirsadeen Roobab Lixaad leh oo da’aya iyo Wabiga Shabeelle oo Karkaarada jabsaday.
Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayaa ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha dalka Sweden u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Andreas von Uexkull.
Kulanka oo ahaa mid qaatay saacad iyo wax ka badan ayaa labada masuul waxa ay uga wada hadleen Shirka Arrimaha horumarinta Soomaaliya ee...
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Diiwaangelinta KMG ah Haysta Maxaa Ka Dhaxeeya?Yaase La Xisaabtamaya Gudiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya?
Kulan ay Isugu Yimaadeen Qaar kamid ah Xisbiyada Diiwaan...

















