Waxaa siweyn loo adkeeyay amaanka xarunta Golaha Shacabka, maadaama maanta oo Isniin ah ay dhaceyso doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xiray wadoyinka ku dhaw dhaw xarunta Golaha Shacabka, waxaana halkaasi loo diidayaa in ay maraan mootooyinka Bajaajta iyo...
Waxaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax.
Musharaxaiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kala ah Ibraahim Isaaq Yarow, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan Khaliif Cabdullaahi Dheere oo ka tirsanaa Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya.
Xildhibaan Khaliif ayaa maalmihii ugu dambeeyay xanuunsanayay wuxuuna xalay ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariistee xildhibaanka geeriyooday ayaa wuxuu ka mid ahaa mudanayaashii laga soo doortay maamulka Koofur Galbeed, waxaana...
Madaxda xukuumada maamul gobolleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo guud ahaanba bulshada ku dhaqan deegaannada Galmudug in gurmad deg deg ah loo sameeyo dadka ay daadadku saameeyeen ee ku dhaqan magaalada Beledweyne.
‘’Shacabka ku dhaqan deegaannada Galmudug iyo ganacsatada ee ka naxaya dhibibtaada ka...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in saameynta iyo khasaaraha ka dhashay Fatahaada magaalada Beledweyne yihiin kuwo sii kordhaya.
Madaxweyne Waare oo la hadlayay Laanta afka Soomaaliga ee BBC -da ayaa sheegay in 80% la oran karo waa ay barakaceen dadkii ku dhaqnaa magaalada oo maciin badan dhulka...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen leysku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay, gaar ahaan magaalada Beledweyne.
‘’Madaxdii iyo qeybihii kala duwanaa ee...
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md;C,/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay ku fashilmeen inay wax ka qabtaan sicir bararka aafeeyey noloshii shacabka.
Gudoomiye Cirro ayaa sheegay in Khamiistii toddobaadkan uu booqday suuqyadda iyo meherado ku yaalla magaaladda Hargeysa, waxanu sheegay inuu la sheekaystay ganacsatada yaryar oo...
Inta la xaqiijiyay Saddex ruux ayaa ku geeriyootay 6 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii Saakay Magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah ay warbaahinta xaqiijiyeen maamulka gobolka Mudug.
Dadka dhintay badankood oo ah Askar ka tirsan ciidamada Isku dhafka ah ee Gaalkacyo ka howlgalaayay bilihii lasoo dhaafay.
Qof...
Dowlada Canada ayaa shaacisay in ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 18 milyan oo Dollar waxaana ku dhawaaqay warkaasi wasiirka socdaalka jansiyadaha iyo arrimaha Qaxootiga Canada Axmed Xuseen oo matalayay wasaarada Arrimaha Dibada ee dowlada Canada,
"Barnaamijkan waa barnaamij aad u muhiim u ahaa waa barnaamij ku saabsan dowlada Canada...
Iyadoo dhawaan guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Ibraahim Sheekh Muudeey xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay Nuqullo ka mid ah dastuurkii uu horay u sheegay in la xaday, ayaa hadda waxaa soo baxaya shaki arintan ay ka muujinayaan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka.
Xildhibaan Cabdalla Xusseen Cali ka mid ah...

















