Waxaa maanta la filayaan in magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyo shirka halkaa labadii cisho ee la soo dhaafay uga socday madaxda dowlad gobolleedyada.
Gabagabada shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro war murtiyeed, waxaana Madaxda ay labadii cisho ee u dambeeyay ay yeesheen doodo aad u adag.
Qodobada shirka looga...
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya shir halkaa uga furmaya madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka ka dhisan, waxaana shirkan daah furay oo martigalinaya madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulanka furay, waxaana goob joog ka...
Kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday Koontarool ku yaala duleedka magaalada Boosaaso oo ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland.
Iska horimaad dhaxmaray labada dhinac oo socda mudo saacado ah ayaa ka dhacay goobta waxaa leysku adeegsaday hub kala duwan.
Inta la...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Galmudug in ay wadahadal ku dhameeyaan khilaafka ka dhex taagan.
Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo nabad-galyada deegannada maamulka Galmudug islamarkaana ay...
Koox hubeysan ayaa subaxnimdii hore ee saakay waxaa ay weerar ku qaadeen gaari uu watay mas’uul sida la sheegay ka tirsanaa wasaarada gadiidka iyo duulista hawada oo lagu magacaabo Cabdullaahi Sheekh Cumar.
Weerarka lagu qaaday sarkaalkan ayaa waxaa ka soo gaaray dhaawac fudud sida ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal.
Warar...
Dowladaha Turkiga iyo Maraykanka ayuu soo kala dhexgalay muran qunsiliyad ka billawday, waxayna labadooduba joojiyeen inta badan dal ku galkii ay muwaadiniinta kale siin jireen.
Safaaradda Turkiga ee Washington ayaa sheegtay in ay u baahan tahay in ay dib u qiimaynayso, sida ay dawladda Maraykanka uga go’antahay ammaanka shaqaalahaha iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha.
Guddiga ayaa sheegay in ay diyaariyeen dariiq ay shacabka Soomaaliyeed ku soo gaarsiin karaan kaalmada ay ugu tala galeen in lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista dastuurka ee baarlamaanka.
Kulanka ayaa looga hadlay heerka wada shaqayn ee ka dhaxeeya laamaha ku howlan dastuurka iyo habka looga gudbi karo caqabadaha hortaagan dhammaystirka dastuurka Soomaliya.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa tilmaamay ahmiyadda ay...
Xafiiska Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa xalay abaaro kow iyo tobankii habeeniimo qayb ka mid ah uu dab qabsaday.
Dabka qabsaday dhismaha xafiiskaasi ayaa loo qabtay hal qof, taas oo dawladda Itoobiya baareyso sababta dabkaasi keentay.
Wakiilka Somaliland ku leedahay Itoobiya Amb. Cali Shoombe ayaa si...
Waxaa goordhow magaalada Kismaayo soo gaaray madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, ayadoo la filayo in saacadaha nagu soo aadan uu magaalada Kismaayo soo gaaro wafdi ka socda dowlad goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Max'ed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha...
















