Sunday, August 30, 2026
Guddida doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay xisbiga ku guulaystay doorashadda Somaliland, waxaana loo doorty madaxweynaha shanta sanno ee soo socda Musharax Muuse Biixi iyo musharax madaxweyne ku xigeen C/raxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE. Madaxweynaha cusub ee shanta sanno loo doorta oo noqday Muuse Biixi iyo C/raxmaan Saylici waxay...
Todobaad iyo ka badan ayaa ka soo wareegtay doorashadii 13kii bishan ka dhacday Soomaaliland waxaana muuqata in guddiga doorashadu waqti badan ku qaadatay in ay ku dhawaaqaan natiijada. Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta la filayo ugu danbeyn in ay soo baxdo natiijada doorashada iyo Xisbiga guuleystay...
Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay howlgalkeeda iyo ciidamada ka jooga  Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab iyo sidoo kale kooxda Daacish ee ku sugan gobollada Bari ee Soomaaliya. Saraakiil Sar sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ee joogga Soomaaliya la gaarsiiyay Meeshii ugu sareysay . Waxaa ay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormoor shaqo oo uu ku tagey xafiiska Hanti-dhowrka guud ee qaranka ka sheegay in Xukuumaddu ay xooga saareyso la-dagaalanka musuq-maasuqa, maadaama barnaamijka dawladda ay ugu muhiimsan tahay isla-xisaabtanku. Ra’iisul wasaaraha oo la hadlayay Hanti-dhowrka guud ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) iyo hawl-wadeenadiisa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa wadahadallo la yeeshay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan. Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay soo...
Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa sheegay inuu qaadacay natiijadda doorashadda ee aan wali la shaacin, waxaanu ku sababeeyey in ku shubasho ka dhacday. Guddoomiye Cirro ayaa sheegay in khaladaad badan ka dhacay doorashaddii,isla markaana dad aan da’dii qaangaadhnimadda gaadhin ay codeeyeen, hase ahaatee waxaa...
Wasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba. Miisaaniyadda 2017-ka waxaa ay aheyd $245.9 Milyan, laakiin waxaa muuqata in miisaaniyada sanadkan wax xoggaa isbadal...
  Gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashada iyo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka qaarkood ee Somaliland. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadkii warbaahinta ku soo bandhigay Buuga Codeynta ee Komishanka doorashooyinka ee sheegay in Buug Foojari lagu codaynayey yahay ee sababay...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed Jen Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod ayaa maanta booqday saldhiga dowlada Turkiga ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiil Turkish ah oo halkaa tababar ku siineysa ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna ka dhageystay warbixin ku saabsan sida tababarka uu u socdo, isagoo...
Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa wacad ku maray in uu awoodda sii hayn doono dhowr todobaad ,iyada oo uu sii kordhayo cadaadiska lagu hayo ee ku aadan in xilka uu ka dago. Khudbad uu si toos ah uga jeediyay TV-ga Qaranka ayuu Mr Mugabe ku sheegay in uu shir...