Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Go’aankan ayaa yimid kaddib markii Ruushka uu diidmada qayaxan kala hor yimid qaraar qabyo-qoyaal ahaa oo ay soo jeedisay dowladda Britain, kaa oo si gooni ah farta ugu fiiqayay dowladda Iiraan in ay jebisay cunaqabatayntii hubka ee Qaramada Midoobey ku soo rogtay dalkaasi Yaman. Xukuumadda Moscow ayaa intaa kaddib soo...
Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada, toban maalmood uun kaddib amrkii uu xukunka dalka kala wareegay Jacob Zuma. Wasiirkii hore ee maaliyadda Nhlanhla Nene oo kal hore uu xilka ka qaaday madaxweyne Jacob Zuma ayaa hadda mar kale xilkaasi loo soo magacaabay. Dhawr...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadan doonta. Wafdiga uu hor-kacayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa goroonka diyaaradaha magaalada Abu-dhabi si diiran...
Guddiga Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in Baarlamaanka ay horkeento sharciga xaqsiinta ciidamada. Guddiga ayaa sheegay in Wasaaradda looga baahan yahay in si deg deg ah Baarlamaanka ay u horkeento sharciga xaqsiinta ciidamada maadaama sida uu sheegay yahay sharci muhiim u ah ciidamada...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil kula kacaan dhalinyarada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Arintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii ay dhalinyarada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka baxsadaan howlgalladda ciidamada Kenya oo la sheegay...
Ciidamada AMISOM ayaa leysku afgartay in ay qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta Caasimada oo markii hore ka koobnaa Ciidamo ka tirsan Nabad sugida, booliiska iyo kuwa Milatariga. Kulan shalay dhaxmaray Wasiiradda Amniga iyo taliyayaasha ciidamada ayaa la isku raacay in ciidamada AMISOM qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta ee ka howlgala...
  Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu diyaariyay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, si looga hortago Arbushaad dhacda. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa sheegay in ay mudnaanta koowaad siinayaan arrimaha amniga, waliba si ka duwan sidii hore. Wuxuu...
  Dowladda Ciraaq ayaa lagu waramayaa in ay dil ku xukuntay ku dhawaad ilaa 15 haween Turki ah, kuwaa oo ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Ururka la baxday dowladda Islaamiga ah. Maxkamad ku taala dalka Ciraaq ayaa sheegtay in haweenkan qirteen in ay dhaxeen sida ay maxkamadu hadalka...
Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid la dadaalaa dhaceysa sugida Amniga magaalada Muqdisho kaddib weerarkii kooxo hubeysan ka geysteen habeennimadii Jimihii ina dhaafay. Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ciidamada millitariga Soomaaliya ee ka imaanaya Shabeelooyinka uga digay in ay Hubka waa weyn la soo galaan gudaha...
  Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay wadi doonto taageerada dhinaccyada sahayda iyo lacagaha isugu jirta ee ay siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda kala duwan. Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Hay’adda ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya, si wax badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada. War...