Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Eng. Saadaq C/laahi Cabdi islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar, Madax ka socotay midowga dowladaha hoose ee Turkiga iyo ganacsato u dhalatay dalkaasi ayaa soo gaaray Kismaayo.
Wafdiga ayaa markii uu kasoo...
khadra gaydh
Guddoomiye ku xigeenkii Hay’adda Dhawrista Tayadda Somaliland Khadra Xaaji Gaydh ayaa sheegtay inay iska casishay xilkaasi loo magacaabay.
Khadra Xaaji Gaydh oo maanta xilkii agaasimaha Madaxtooyadda ku wareejisay agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Maxamed Cali Bille ayaa munaasibada ka sheegtay in xilkii kale ee madaxweynuhu u magacaabay ka cudur...
Amiirka Qadar Sheikh Tamim bin Xamad Al Taani ayaa ku tilmaamay dagaalka ka socda bariga Ghouta ee duleedka Dimishiq danbi ka dhan ah Aadminimada.
Sheikh Tamim oo fariintaan soo dhigay bartiisa Tuwitter ka ayaa yiri “ilaalinta dadka rayidka ah ee Suuriya waa masuuliyad saaran beesha caalamka, oo aan indhaha laga...
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuwait sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay xurriyadda dalkaas.
Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxadda la qeybsanayaan walaalaha Kuwait oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee xornimada ay ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.
Madaxweyne Farmaajo...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal oo Africaan ah.
Madaxweynaha Turkiga ayaa booqanaya dalalka kala ah:- Algeria, Mauritania, Senegal iyo Mali, waxaana uu kulamo la qaadan doonaa madaxda wadamadaas uu kala hadli doono arimo kala duwan oo...
War Qoraal ah oo ka soo baxay dowlad gobolleedka Puntland ayaa lagu mamnuucay qabashada shirar uusan ogeyn maamulka.
Maamulka ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay deegaanno ka tirsan Puntland ay ka dhacayeen shirar ka dhan ah dowlad gobolleedka Puntland.
Puntland waxa ay sheegtay in shir aysan ogeyn gudoomiyeyaasha gobolada iyo...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si buuxda isugu raacay qaraar lagu dalbanayo xabad joojin socon doonta muddo 30 cisho ah oo ka dhaqan gasha Suuriya, xilli dagaalada iyo duqeymaha ka socda dalkaas ay sii xoogeysteen todobaadyadii u dambeeyay.
15-ka xubnood ee Golaha ammaanka ayaa u codeeyay qaraarkan, kaasoo ogolaanaya...
Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika, Kale Kayihura ayaa xaqiijiyay in Uganda iyo Booliiska gobolka Bariga Afrika ay ku guuleysteen in ay jabiyaan Al-Shabaab, islamarkaana ay ka hortagaan weeraradda ay Al-Shabaab ay la damcsanaayeen Qaar ka mid ah dalalka Afrika.
Waxaa uu sheegay in ay ka guuleysteen xitaa haddii...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa War ka soo saaray dilkii habeen hore ay magaalada Muqdisho ugu geystay Askari ka tirsanaa ciidamada hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya oo ku sugnaa Barkontorool.
Falka dilka ah ayaa waxaa geystay ciidamada dowladda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Gen Paul Lokech oo ah...
Tirada dhimashada ayaa guud ahaan marka la eego gaartay 30 ruux Qarax iyo is arasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Dadka ku dhintay weerarradan ayaa isugu jiray, Rayid, Askar iyo xoogag ka tirsanaa Al-shabaab oo weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarradaasi oo ay...


















