Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah. Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka Melania oo ah xaaska Trump ayaa asal ahaan u dhashay Slovenia, dhaarta muwaadinnimada ayayna ku mareen New York Khamiistii, sida uu xaqiijiyay qareenkooda. Wuxuu sheegay in...
  Shaqaale ka tirsan hay’adda Bisha Cas ayaa lagu waramayaa in dabley loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xooggaga Al-shabaab ku qafaasheen gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed. Maxamed Isaaq Ibraahim Aflow ayaa warbaahinta u sheegay in deegaan lagu magacaabo Busley oo ka tirsan magaalada Baydhabo laga qafaashay shaqaalahan ka...
Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Markab ciidan oo laga leeyahay dalka Spain oo si rasmi ah xilka howlgalka Atlaanta ee Soomaaliya kala wareegay Markab dagaal oo kuwa Talyaaniga ah ayaa lagu qabta xalay dalka Jabuuti. Taliyaha Markabka Talyaaniga ee hawlgalka waday ayaa sheegay intii ay uu socday howlgalkan in...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Garsoore-yaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoore-nimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah: – Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe. – Garyaqaan Maxamed Cumar...
Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaqadii looga joojiyay wasiir ku-xigeenkii wasaaradda arrimaha dibedda Mukhtaar Mahad Daa’uud. Wareegtada ra’iisal wasaaraha oo uu warbaahinta u akhriyay agaasimaha wasaarrada War-faafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa timid kaddib marun xoogan oo uu soo kala dhax-galay...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa raadineysa guddoomiye cusub oo uu yeesho Bankiga dhexe ee Soomaaliya, kaddib xayiiysiin ku soo baxday Wargeyska todobaadlaha ah ee ka faalooda arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga ee The Economist. Guddoomiyaha xiligan ee Bankiga dhexe Bashiir Ciise ayaa la filayaa in bisha November uu ka baxo shaqada Bankiga, taasoo...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay ka danbeeyeen dilka Askar ka tirsanaa ciidamada Kenya qarax lagula eegtay deegaanka Lamu Arbacadii shalay. Sarkaal ka tirsan ismaamulka deegaanka oo codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa sheegay in weerarkan uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Majengo and Bodhei kaddib markii qarax...
Warar kala duwan ayaa faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaalada uu ku sugan yahay madax-weynihii hore ee dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar oo dhawaan magaalada Jigjiga ka kaxeys-teen ciidamada militeri-ga Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadda ku sugan magaalada Addis Ababa oo la sheegay in...
Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-galay dalka Canada. Wasiirka ayaa qiray in dowladda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga in aan la fara-galin arimaheeda gudaha, isaga...
Soomaalida ku dhaqan dalka Canada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go’aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Canada. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay...