Waxaa xasiloon magaalooyinkii ay qalalaasuhu ka dhaceen horaantii bishan, wararku waxaa ay intaa ku darayaan ay duulimaad-yadii diyaaradaha ee u kala socdaali jiray Jigjiga iyo Addis Ababa iya-guna horrantii todobaadkan dib u bilaabmeen.
Meelihii kale ee dhibaatooyinku ka dhaceen waxa ka mid ahayd magaalada Godey oo dadkii deganaa ee aan...
Dekedda magaalada Muqdisho ayaa la daah-furay xalay markii ugu horeysay tan iyo bur burkii dowladda dhexe in ay xili habeen ah shaqeyso.
Waxaa booqday oo ka qeybgalay munaasabada daah-furka dekedda ee xiliga habeenkii mas’uuliyiin kala duwan iyagoo u kuurgalayay sida ay howlaheeda ay u socoto waxaana mas’uuliyiintaas horkacayay Ra’iisul Wasaare...
Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa maanta uu shir ku dhaxmaray saraakiil ka tirsan dowladda dhexe ee federaalka Itoobiya oo ka soo duulay magaalada Addis Ababa iyo odayaasha dhaqanka deegaanka.
Gaar ahaan kulanka waxaa dhinaca Itoobiya ku matalaya saraakiisha kala ah Jeneraal Xasan Ibraahim oo wasaaradda difaaca ee...
Dowladda Soomaliya ayaa si rasmi ah u howlgalisay golaha dhaqaalaha Qaranka oo bishii July ee ina dhaaftay lagu magacaabay wareegto ka soo baxday madaxweynaha dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in hay’addaha dhaqaalaha dalka yihiin kuwo liito, hasse ahaatee wixii hadda ka danbeeyay lagu maareyn...
Lix ruux oo asalkoodu yahay Itoobiyaan ayaa lagu waramayaa siyaabo kala duwan loogu dilay dalka Jabuuti weerar u muuqday aargoosi, sida ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah.
Goobjoogayaasha ayaa sheegay in dilalkan u dhaceen siyaabo gooni gooni ah, gaar ahaan waxaa ay intooda badan dhaceen xili habeen ah.
Weerarrada...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalbaday in baadhitaan madax bannaan oo lagu kalsoon yahay lagu sameeyo duqayntii diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudigu ku dileen carruurta badan ee reer Yemen.
Xubnaha golahani ayaa ku heshiiyay in ay dib u eegis ku sameeyaan natiijada baaritaanka uu ballan qaaday milatariga Sucuudiga.
Weerarkaasi ay...
Dowladda Imaaraadka Carabta sheegtay dhisi doonta dhuumo shidaalka qaada oo isku xiri doona dalka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo magaalada Asab ee dalka Ertirea.
Wakiilada Wararka Fana ayaa lagu sheegay in xogtan lagu soo bandhigay kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ra’iisal wasaare Abiy Ahmed iyo Reem...
Dowladda Sacuudiga ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay xoolo dhawaan la dhoofiyey oo lagu qiyaasay toddoba iyo labaatan kun oo neef, waxaana lugu wadaa Markabkii xoolaha qaaday oo la soo celiyey in uu illaa maalinta Axadda ku soo xirto dekedda Bossaaso.
Sacuudiga waxaa la sheegay xoolaha inuu usoo celiyay markii...
Guddida ilaainta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada, ayaa eeddo musmusuq usoo jeedisay wasiiro ka tirsan xukuumaddii hore ee Axmed Silaanyo, kuwaas soo bandhigay lacag loogu talogalay mashaariic in lagu fuliyo oo aan lagu fulin.
Guddidan ayaa farta ku fiiqay laba mashruuc oo ah jeelka Burco iyo jeelka Boorama...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in cuna-qabateyntii Mareykanku uu ku saaray Ruushka eedeynta la xiriirta sumeynta basaas hore oo Ruushka u shaqeyn jirey iyo gabadhiisa ay dib u dhac ku keeneyso horumaradii laga sameeyay wadahadalladii dhex maray madaxda labada dal.
Dmitry Peskov, afhayeenka Aqalka Kremiling ee Ruushka looga arrimiyo oo warbaahinta...


















