Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xoghayaha Maaliyada Mareykanka,Steven Mnuchin, ayaa shaaciyay in uusan ka qaybgali doonin shirka ballaaran ee Maalgashiga ee lagu wado in uu Sacuudiga ka dhaco. Arrintan ayaa la xiriirta maqnaashiyaha iyo dil looga shakisan yahay in loo gaystay saxafiga Jamal Khashoggi. Qoraal uu barta Twitter-ka soo dhigay Mr Mnuchin, ayaa waxaa uu ku...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay wafdigan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan, masuuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo xubno...
                        Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligan uu marayo dalka. Xasan Sheekh ayaa soo hadal qaaday khilaafka xoogan ee xilligan u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira, kaasi oo labadii bilood ee...
Diyaarado dagaal ayaa xalay waxa ay duqeyn ka geysteen deegaanka Buula Xaajo oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka. Diyaaradaha ayaa dhawr gantaal la helay goob ay ku sugnaayeen dad shacab ah oo uu ka daarnaa Dab, waxaana halkaasi ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka dowladda Soomaaliya ayaa ka dalbaday ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya in ay dhowraan xasaannada xildhibaanka, kaddib markii ciidamo ka tirsan kuwa nabad-galyada is hortaag ku sameeyeen xildhibaanno gali lahaa xarunta Baarlamaanka. Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka ee leyska hortaagay maanta in ay u gudbaan...
Dowladda Sacuudiga ayaa boqol milyan oo doollar ku wareejisay Marekanka, lacagta oo la sheegay Talaadadii shalay inay ku dhacday khasnadda dowladda Marekanka, sida laga soo xigtay wargeyska New york Times. Sacuudiga wuxuu sheegay lacagtan in lagu xoojinayo dadaalka Marekanka uu ka wado dhulka Suuriya si looga saaro kooxda mintidka ah...
  Dowladda Soomaaliya ayaa qayb ka ah shir guddoonka shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO oo ka socda magaalada Khartuum ee dalka Sudaan. Waxaa ku matalaya shirka dowladda Soomaaliya, wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur ,oo loo doortay ku-xigeenka shir guddoonka, waxaana ay ka hadashay dadaallada horumarineed ee dawladda Soomaaliya...
Waxaa goor dhaw ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wafdi labo geesood ah oo ay horkacayeen wasiirro arrimo dibedeedka dalalka Itoobiya iyo Eritrea. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiri doono wada hadal saddexda wasiirro arrimo Dibedeed ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ku dhaxmari doona...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay ilaa saddex ruux oo qeyb ka ahaa dilkii iyo gubistii marxuum Axmed Mukhtaar Saalax Dowlo oo bishii hore lagu dilay goobtiisa shaqada. newsinisde Guddoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in la soo xiray saddex ruux oo ku...
Taliska millitariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ku bur buriyeen Dooman ay leeyihiin Al-shabaab. Taliyaha ciidamada xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe  oo arintan ka hadlayay ayaa yiri“Doonyo waxay sameysteen oo yar yar, oo biyaha ay uga kala...