Hay’adaha Dawladda Qaarkood iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Barlamaanka Federalka Soomaaliya Ku Eedeeyey Musuq Maasuq iyo Wax Is Dabamarin.

0
608

 

Guddiga Miisaaniyada, Maaliyada Qorsheynta iyo La xisaabtanka dowladda ee  Golaha Shacabka ayaa hay’addaha dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir labaduba ku  eedeeyay wax is daba –marin.

Warbixin dheer oo uu guddigu soo saaray ayaa looga hadlay wax is daba marin iyo in si qaldan loo maamulay miisaaniyadda dalka laga soo bilaabo Janaayo illaa Agosto.

Akhriso Warbixinta Guddiga :