Suxufiyiin ka hawlgalla wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa lagu eedeeyey inay baraha bulshada qaarna wax ka dhan ah xukuumada ku qoreen, qaaar kalena Like ama Comment ama share ku sameeyeen qoraallo.
Wariyeyaashan waxa maanta u yeedhay guddida anshaxa ee wasaaradda warfaafinta, waxaanay su’aallo ka waydiiyeen ujeedada ay qoraalo ay qoreen uga...
Cabdul Ra’uuf Al-muztasib , oo ah Falastiini deggan magaalada Hebron ee galbeedka daanta Galbeed ee dhulka reer Falastiin ayaa ka diidday Israa’iili doonayay inuu gurigiisa uu uga iibiyo boqol milyan oo doollarka Mareykanka.
Dhismaha lacagta aadka u baddan lagu doonnayo ayaa ku yaalla meel aan sida uga fogeyn masaajidka Ibraahimi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey guddi ka socda Golaha Odayaasha dhaqanka ee koonfur Galbeed.
Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa howlaha dib u heshiisiinta ee Maamulka cusub ee Dowlad Goboleedka...
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico.
Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda Mareykanka oo xirnaa muddo ka badan afar usbuuc.
Trump ayaa sidoo kale...
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka dalka Turkey.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen agaasimaha guud wasaaradda amniga, u qeybsanaha socdaalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socdey safaaradda Soomaaliya ayaa...
Booliska Kenya ayaa laga soo xigtay in la xiray xaaska iyo Aabbaha dhalay ninkii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi, kaddib howlgal ay ciidanka amniga ka fuliyeen magaalo xeebeedka Mombasa.
Mahir Khalid oo la sheegay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay afaafka hore...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda deymaha ee caalamka intiisa kale.
Wasiir Beyle oo hadal ka jeediyay Shirka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee ka furmay maagalada Bayruut ee dalka Lubnaan , ayaa uga mahad...
Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar qorsheeysan ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baar-sanguuni oo qiyaastii 50 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.
Weerarkan oo markii hore ku bilowday qaraxyo ay Al-shabaab ku weerareen afaafka hore ee Saldhigga ayaa labada...
Rag hubeysan ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dilay magaalada Muqdisho mas'uul ka tirsanaa maamulka degmada Howl-wadaag iyo Nin dhalinyaro ah oo la socday
Axmed Maxamed Nuur Abiikar (Axmadey Shiiqaal) oo ah marxuumka la dilay ayaa ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Howl-wadaag waxaa toogasho ku dilay dhalinyaro...
Ilaa Shan ruux oo u badnaa Taksiilayaal la sheegay in ay xiriir la lahaayeen kooxdii weerartay Talaadadii aynu soo dhaafnay Hotelka DusitD2 ayaa ka soo muuqday maxkamad.
Mid ka mid ah shanta ruux oo heysta dhalashada Canada ayaa la sheegay in uu xiriir la lahaa kooxdii weerarka fulisay, waxaana magaciisa...


















