Wasiirka Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in inta badan ganacsatada Soomaaliyeed lacago sida uu hadalka u dhigay naftooda ku furanayaan siiyaan Ururka Al-shabaab.
Wuxuu sheegay in arintan tahay wax cad oo aan qarsooneyn’’ Goob ganacsi oo furan oo aan lacag laga qaadin wey yartahay, si...
Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa wali si is daba joog u dalbanaya in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo ku jira gacanta dowladda.
Kulamo magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ay kula yeesheen madaxda ugu sareysa dalka sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...
Golaha Guurtidda Somalialnd ayaa maanta u kordhiyey golaha Wakiilada muddo sideed bilood iyo 15 cisho ah in loo kordhiyey,isla markaana doorashadu ay dhici doonto December/12/2019.
Golaha guurtida ayaa muddo kordhintan gaaban ku saleeyey talooyinkii saddexda xisbi, qaadhaanbixiyeyaasha taageera doorashadda Somaliland iyo dalalka saaxiibka la ah Somaliland oo iyaguna muddo gaaban...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ka shaqeeya maanta waxa ay ku dhawaaqeen Qorshaha ka Falcelinta Baahiyaha Bini’aadamnimada ee 2019, dowladda iyo Hay’adahu waxa ay hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo deeq degdeg ah si howlaha gurmadka loo sii wado.
Dowladda iyo Hay’adahu waxa ay hoosta ka xarriiqeen baahida...
Laamaha ammaanka ee Kenya waxay sheegeen inay fashiliyeen weerar dabley hubeysan ay ku qaaday deegaan ku yaalla magaalada Gaarisa.
Mas'uuliyiinta waxaa ay sheegeen sheegeen in dableyda oo lagu tuhunsan yahay inay Al Shabaab ka tirsan yihiin ayaa bartilmaameedsaday labo shirkadood oo Shiinees ah oo dhisaya waddada isku xirta magaalooyinka Gaarisa...
Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa hannaan cusub inuu ku ansixiyo wasiirrada uu soo magacaabayo, madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni,sida laga soo xigtay qaar ka mid ah xildhibaannada.
Qorshaha waxa uu yahay in si kali-kali ah codka kalsoonnida loogu qaado wasiirrada cusub ee la soo magacaabayo, arrintan oo Baarlamaanka uu ka doonayo...
Nin u dhashay dalka Britain oo horayna ula shaqeyn jiray sharikadda SKA ee ka howl-gasha garoonka Aadan Cadde ayaa ku xiran xaruunta CID ee magaalada Muqdishu sida uu u xaqiijiyey sarkaal sare oo ka tirsan maamulka garoonka.
Xarigaan ayaa ka dambeeyey ka dib markii boorsadiisii laga helay bombka loo isticmaalo...
Magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya kulamo u muuqda in lagu xalinayo shaqaaqadii ka dhalay xarigga Mukhtaar Rooboow oo sanadkii hore ciidamada Itoobiya ka qabteen gudaha magaalada Baydhabo isaga oo ka mid ahaa musharixiintii u taagneyd qabashada xilka madaxweynaha.
Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen oo la hadlayay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu shirka wadamada Carabta uga qeybgalay magaalada Bayruut ee dalka Lubnaan.
Shir madaxeedka Carbeed oo shalay ka furmay Magaalada Beyruut – sida ku xusan jadwal looga dooday...
Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in cudurro kala duwan uu ka qaaday lacago ka badan mishaarkiisa oo uu cunay muddadii uu xilka hayay.
Mar uu ka hadlay sababta uusan u dooneynin in uu xil danbe ka qabto Somaliland ayuu...


















