Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha Midowga baarlamaanada Carabta kaasoo hor u dhac u ah Shirka 29-aad ee midowga Baarlamaanada Carabta oo ka furmi Caasimada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo shalay oo Jimce ahayd ka furmay Caasimadda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Abu Dhabi.
Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay had iyo...
Ilaa shan madfac oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa qaar ka mid ah la sheegay in ay ku dhaceen gudaha xarunta madaxtooyada oo ay degan yihiin madaxda ugu sareysa dalka.
Wararku waxaa ay sheegayaa in saddex madfac ay ku dhaceen qeybo ka mid ah madaxtooyada, halka kuwa kalana ay ku...
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridey shan eedeysane oo loo heystay kufsi wadareed ka dhacay magaalada Gaalkacyo 22 bishii Feberaayo.
Maxkamadda ayaa sidoo kale soo bandhigtay magacyada eedeysanayaasha oo dhammaantood ah dhallinyaro, waxaana xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ,Maxamed Xareef Faarax oo suxufiyiinta Garoowe...
Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay halkaa ku yeelan doonaan madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Kenya Uhuru Kenyatta.
Kulanka oo furmi doona 12ka bishan Maarso ilaa 13ka ayaa lagu wadaa in labada madaxweyne ka wada hadlaan muranka soo kala dhax-galay...
War ka soo baxay Qaramada Midoobey ayaa si adag loogu cambaareeyay weerarradii qaraxyada ku bilaawday ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa waxa uu ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka Al-Shabaab.
“Xog-hayaha Guud waxaa uu si adag u cambaareynayaa weerarradii ka dhacay magaalada...
War qoraal ah oo lagu baahiyay bogga Twitter –ka ee taliska Mareykanka Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen maalin ka hor deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan lagu dilay 26 dagaalyahan oo ka tirsan ururka Al-shabaab.
Duqeyntan ugu danbeysay oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyaan gobolka Hiiraan ayaa...
Inkastoo la soo afjaray howlgalkii ciidamada dowladda ay ka wadeen dhismayaasha ku hareereysa hotelka Maka Al-Mukarama, haddana dhinaca kale waxaa soconaya baaritaanka bal haddii ay jiraan meydadka dad wali ku hoos jira dhismayaasha isku dul bur buray.
Ciidamada ayaa la sheegay in la sheegay in saacadihii ugu danbeeyay soo saareen...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta.
Kulanka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa wasiirradu dood dheer kadib waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda diiwan gelinta aqoonsiga dad-weynaha oo...
Khilaaf cusub ayaa soo kala dhexgalay Dowladda Dhexe ee Somaliya iyo Maamulka Hurshabeelle, sida ay Shabakadda Dhacdo.com u sheegeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.
Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu yimid kadib markii dowladda dhexe ee Soomaaliya ay bixin weysay dhaqaallihii loogu tala galay Maamulka Hirshabeelle.
Dowladda Dhexe ayaa sidoo kale la...


















