Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale tusaale la yaab leh u soo qaatay dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay meel laga jecel yahay dhaqan xumadda iyo gardarada.
Mar uu ka hadlay Askari Uganda u dhashay oo dhawaan la sheegay in uu dharbaxaay haweeney ka tirsaneyd isla ciidamada Uganda...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u anbobaxay dalka isku taga imaaraadka Carabta oo la sheegay inuu marti qaad rasmi ah ka helay.
Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha Macdanta iyo Tamarta, Jaamac Maxamuud Cigaal , Diinta iyo Awqaafta, Khaliil Cabdilaahi Axmed, Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska, Maxamuud Xasan...
Dowladda Kenya ayaa xabsiga dhigtay Backstone Agaro, oo 53 jir ah oo looga shakiyay in uu ku biiri lahaa Ururka Al-shabaab.
Waxaa ay sheegeen saraakiisha Kenya in ay Ninkan uu ku yimid Mandhera Bas ka soo galay dhinaca Gaarisa, waxaana uu bulshada weydiinayay jihada ay ka xigto Soomaaliya, taasoo keentay...
Meydka nin dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay Wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel ku dhow dhismayaasha ku burburay qaraxii todobaadyo ka hor ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama.
Meydkan ayaan waxaa ka muuqan wax dhaawac iyo rasaas, waxaana meydkiisa laga helay meel luuq ah dhismaha Kuwait Palaza oo ka mid...
Qoraal ka soo baxay xoghayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa lagu sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workneh Gebeyehu loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi (UNON), iyadoo uu madax ka noqonayo dhamaan xafiisyada UN-ka ee ku yaalla Nairobi.
Hanna S. Tetteh oo horay u heysay xilka...
Waxaa soconaya diyaar-garoowga Aas Qaran oo loo sameynayo Wasiirkii Wasaarradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta.
Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku soo booday xanuun deg deg ah, isaga oo halkaa u joogay ama u tagay...
Wafdi ka socda Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey iyo Golaha nabadda iyo amaanka ee Midowga Afrika ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho
Guddigan Isku dhafka ah ayaa qiimeynaya isbedelka amni ee dalka tan iyo markii ay yimaadeen Ciidanka Amisom sanadkii 2007 iyo qorshaha amniga loogu wareejinayo Ciidamada Soomaalida marka la...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay safar lagu waday in maanta oo Sabti ah ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, kaddib geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil.
Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in...
Kadib hawlgal ay sameeyeen Ciidamada Badda Puntland, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen doomo loo adeegsan jiray tahriibinta dadka ka baxa xeebaha Magaalada Boosaaso.
Ciidmada Badda Puntland (PMPF) ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay howgal ay wadeen ka gaareen guulo waaweyn, ayna ku soo qabteen qalab badan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday magaalada Dubai.
Madaxweynaha ayaa yiri “Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan aad uga naxay geerida Wasiirka Arrimaha...

















