Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay’adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta gurmadka Soomaaliya, isla markaana dib loogu soo celiyo helitaanka sanduuqyada gargaarka, ka hor inta aysan xaaladdu sii xumaan.
Baaqan ayaa yimid kadib markii hay’adahan ay ka...
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay hadal kasoo yeedhay Garyaqaan Guuleed Axmed Dafac oo ku saabsanaa qorshaha la sheegay in Somaliland safaarad uga furanayso magaalada Qudus ee laysku haysto, iyadoo masuuliyiinta Somaliland ay sheegeen in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo ay ku eedeeyaan inay...
Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay jadwalka imtixaanaadka qaran ee dugsiyada sare ee sannadka 2025-ka, kuwaas oo laga qaadi doono ardayda dhigata dugsiyada sare ee dalka.
Wasaaraddu waxay sheegtay in imtixaanaadka kama dambaysta ah ay ardaydu u fariisan doonaan inta u dhaxaysa 20-ka...
Kooxda Arsenal ayaa si rasmi ah ugu guuleysatay horyaalka markii ugu horreysay muddo 22 sano ah, kadib markii kooxda ay barbaro 1-1 ah la gashay .
Guushan ayaa soo afjartay sugitaan dheer oo taageerayaasha Arsenal ay ku jireen tan iyo xilli ciyaareedkii 2003/2004, markaas oo kooxda ay ku qaaday horyaalka...
Somaliland ayaa shaacisay in ay qorshaynayso in ay safaaraddeeda ka furto magaalada Qudus ee muranka badan ka taagan yahay, halka Israa'iil ay sidoo kale ka furan doonto safaarad magaalada Hargeysa, sida uu sheegay danjiraha Somaliland ee Israa’iil, Maxamed Hagi.
Hagi ayaa sheegay in tallaabadani ay ka dhalatay is-afgarad cusub oo...
Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka ayaa muujinaya cabashooyin isa soo taraya oo ku saabsan adeegyada ay heleen, iyagoo sheegay inay la kulmeen duruufo adag iyo adeegyo hoose oo saameeyay gudashada acmaashooda.
Qaar kamid ah xujeyda ayaa sheegay in la dejiyay deegaano ka fog goobaha muhiimka ah...
Golaha Samatabixinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonaan bannaanbaxyo toddobaadle ah oo ka dhacaya Muqdisho laga bilaabo 4-ta Juun, kuwaas oo la qaban doono Khamiis kasta ilaa laga gaarayo heshiis siyaasadeed oo ku saabsan doorashada dalka.
Ku dhawaaqistan ayaa timid kadib shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen hoggaamiyeyaal...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday Madaxweyne iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka inay sii wadaan wada-hadallada si heshiis looga gaaro khilaafka doorashooyinka iyo arrimaha la xiriira.
Ku-xigeenka afhayeenka xoghayaha guud ee QM, Farxaan Xaq ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee QM uu...
Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay inay kulan la qaadatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo diiradda lagu saaray taageerada dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo arrimaha bani’aadannimada ee Soomaaliya.
Qoraal ay ku baahisay barta X, ayay Di Mauro ku sheegtay in Midowga Yurub uu u...
Marka Hoggaamintu Lunto Aragti Falsafadda iyo Waxbarashada ee ku saabsan Aqoonyahannada Siyaasadda Soomaaliya iyo Khatarta Jiilka aan lahayn Kibirka Qaranka.
Waxaa qoray Agaasimaha Guud. Fuad Farah Hussein iyo Aqoonyahannada
Hordhac
Soomaaliya casriga ah waxay isku aragtaa dhibaato taariikhi ah iyo mid jirta, halkaas oo su'aashu aysan ahayn oo keliya badbaadada dawladda, laakiin...


















